Faallo: Bilawgii dagaalka ONLF iyo badbaadintii shacabka Ogadeniya Q2aad by Amiin Xaqdoon

Warar

Waxay qormada qaybteedii koobaad inoomaraysay Inaan isla meel dhignay in dagaalka gobanimadoon ee ay ONLF hogaaminayso uuna laablakac kubilaamanin ee uu kuyimid baahi shacabku uqabay in looga hiiliyo cadawgii hortalahaa ee rabay inuu mijaxaabiyo jiritaanka shacabwaynaha ogaadeniya tirtirana dhaqankiisa iyo tariikhdisa

faallo

Qaybtan labaad ee faalada aan ugu wanqalay Bilowgii dagaalka ONLF iyo badbaadintii shacabka Ogadeniya taariikh dhaqan iyo diin

Waxaan ku eegaynaa sida shacabku ugafaa iiday dagalkii ay jwxo heensaha uqaaday inay kudifaacdo dadkeeda kuna xorayso dalkeena

Bilowgii dagaalka oo ahaa rajada kaliya ee shacabkeenu maanka kuhayeen inay iskaga dulqaadayaan cadawga haysta ayaa wuxuu kasoo bilaamay meesha ugu hoosaysa waxaana qalabka qaatay tirayar oo kamida Geesiyaasha naftooda uhuray xoraynta dalka iyo Dadka ogaadeniya iyo waliba qaar hada nool oo wali seeftii gobanima doon midigta kuhaysta
.waxaa duurka ubaxay Geesiyaasha ONLF oo dagaal Toosa lagalay ciidanka Kooxda TBLF
Waxaana shacabka ogaadeniya usoobaxay albaabka rajada waxaa Durba sitartiib tartiiba usoo noolaaday dareenkii shacabka oo rajagabaabsi hayay markii gabawarka Cadawgu heer aan lafilayn gaadhay dawladii iyo xafiisyadoodiina weerarada lagu qaaday
.
Aan usoo laabto ujeedka iyo dulucda faalada si aan u iftiimino faa iidooyinka aan lahilmaami Karin ee shacabka ogaadeniya kagaadhay dagaalka uu kula jiro cadawga haysta dalkiisa
.
Mayara faa idooyinku qalina Laguna sookobi Karo Hasayeeshee Hadii aan mid iyo laba dul istaago waxaa kamida
.
dagaalka ONLF kulajirto cadawga haysta dalka iyo Dadka ogaadeniya waxaa lagu xaqiijiyay jiritaanka Dadka ay itoobiya gumaysto oo Hadii ayna ONLF jirilahayn dhaqan badalmi lahaa 26 sanee tigraygu gaystay xukunka
.
waxay ONLF aduunka kadhaadhicisay jiritaanka qadiyada ogadeniya oo ONLF kohor ahayd xuduud ay kuhardamayaan jamuuriyada Somaaliya iyo taliska abasiiniya
.
ONLF waxay Dayarta ogaadeniya u abuurtay himilo xoriyadeed oo Hadii ayna ONLF jirteen marnaba aan laheleen waxayna noqotay jwxo mushiinka kuciyay afkaarta wadaniyadeed ee ay kuhadkayaan dhalinyaro badan oo xataa Anigu aan kujiro
.
waxay ONLF beentidhi hankii ciidanka tigrayga iyo taliska adhis ababa oo shirqoolabadan shacabka umaleegayay

intaas iyo waxyaabo kale oo badan waxaan kafaa iidnay dagaalka ONLF Waana Guula aan kunaalonayno kashacab ahaan

lasoco qaybta 3aad
W/ Q Amiin Xaqdoon

1,046 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,488 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,975 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,595 total views, 0 views today

Share