Gaadiid badan oo ganacsato Tigree ah ay leeyihiin oo Jabuuti ku xayiran meel qaadana loo la’yahay

Sunday, December 3, 2017       Views
Spread the love

Waxaa dalka Jabuuti ku xayiran boqolaal gaadiid ah oo ay leeyihiin ganacsato  Tigreega oo wado ay maraan aaysan jirin wararku awxay sheegayaann in dawlaad jabuuti ay gaadiidkaas u wayday Parking islamarkaasna ay culays wayn dareemeen, jidka isku xidha magaalooyinka Jabuuti & Diridhaba ay xidheen kacdoonwadayaasha Oromia sidoo kale xudka ay Jabuuti dhanka gobolada Canfarta ee Ethiopia maamusho lawadaagto ayaa isna xidhan.

or4or4

Gacansatada Tigreega oo guud ahana gaancsiga nafta leh ee Ethiopia loo xidhaya ayay qaar badani hantidoodii dalka kala bexeen qaarna khasaare xoogan ayaa soo gaadhay oo dadka kacdoonka wada ayaa cagta mayiyay, inta yar ee ganacsiga Tigreega ka sii wiswis leh ayay xaaladu ku xuntahay gaadiidka haatan Jabuuti ku xaniban ayaana dhaqaalihii Ethiopia ka nool sawirka kor kamuuqda waa gaadiidak xaniban oo shiraac loo jiiday.

Qorahay Media

973 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]