Ganacsade siweyn Ethiopia u dhaqaale usiin jiray oo wali Dowlad Sucuudigu u Xidhay

Warar

Dowladda Sucuudiga ayaa Xabsiga u taxaabtay Hantile caan ka ah Sucuudiga iyo Bariga dhexeba, Warkan oo ay baahisay wakaalada wararka Sucuudigu Qorahay Media soo turjuntay ayaa cadeynaya in Hawlgal Ciidamada Ammanka Boqortooyadu fuliyeen Magaalada Riyad lagag qabtay Ganacsade Maxamed Xuseen Alcamuudi oo Ku jira maalqabenad ugu sareya ee Sucuudiga, Maalqabeenkan ayaa Gumeysiga Ethiopia u ahaa ilweyn oo dhaqaale wuxuuna hore ugu taageeray 88 milay oo dollar oo sheegay inuu kudarsaday qaadhanka Biyo xidhenka Abay, wax kale oo maalqabenkan Malaayin Dollar uu gumeysiga u siiyay Siyaalo kala duwan.

AlAmoudi

Xilliga maalqabenkan la qabtay ayaa kusoo beegantay xilli u hormuud ka ahaa mashruuc loogu yeedhay dib u kabashada Ethiopia oo Taajirin iyo Dowladdo Carbeed ka qeybgalayaan si Gumeysiga Hanti gacanta loogu galiyo lagu sheegay mid soo kabasho

Isku soo duudubo dadka aqoonta u leh Siyaasada ayaa rumeysan In Isbeddelka Siyaasada dunida ee xilligan Socdaa xidhi doono Dhaqaalaha Dowladaha iyo Hantilayaasha Carbeed kasoo gala gumeysiga Ethiopia taas oo qiimo fiican ku kordhin doonta khariirada Geeska Afrika qaabkay noqon doonto.

Qorahay Media

2,614 total views, 0 views today

Share
Warar
Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

4,612 total views, 0 views today

Share
Warar
Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

5,069 total views, 0 views today

Share
Warar
Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

5,472 total views, 0 views today

Share