Gumaysiga Ethiopia oo dad shacab ah meelo kala duwan ku xidhxidhay

Warar

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Jarar ayaa sheegaya ayaa sheegaya dad shacab ah oo meelo gobolkaas kamid ah lagu xidhxidhya islamarkaasna hanti laga noobay, sida aanu wararka ku helay waxaa dad shacab ah lagu xidhxidhay magaaalada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar waxaan magaciisa helay
Yuusuf Daa’uud oo magaaalada Dhagaxbuur caan ka ah.

Sida la xaqiijinayo dad badan ayaa ilaa shalay gobolka Jarar lagu xidhxidhay, magalad Daroor ee isla gobolka Jarar ayuu dad shacab ah gumaysigu ku xidhxidhya waxaanan helay magaca hooyo Xaali Aw-Cismaan intaan xabsiga loo taxaabin ay askarta gumaysigu lacag baad ah waydiiyeen markii ay waxba u weydayna xabsi ayay dhigeen.

Maha wax ku cusub ciidanka doolka ah ee gumaysiga Ethiopia waxayna fasax u haystaan inay shacabka xasuuqaan, baro kiciyaan boobaan dumarkana ay faro xumeeyaan waana dhibaato aan dhamaanaynin inta uu gumaysi jiro

Qorahay Media

17,030 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,303 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,460 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,543 total views, 0 views today

Share