Hambalo Meher: Mudane Liibaan Miyir Abdi & Marwadiisa Fardowsa Hassan Abdi.

Tahniyadaha

Hambalyo Hambalyo Meher oo qaali Dhamaan Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Bariga Afrika ee JABSO Iyo Faracyadeeda kala duwan oo isku duuban waxay Hambalyo Meher oo qaali ah halkan uga dirayaan Hogaanka Arimaha Bulshada Jaaliyadda Afrikada Bari ee Soomaalida Ogaadeenya JABSO Mudane Liibaan Miyir Cabdi (Kulmiye) Iyo Marwadiisa Fardowsa Hassan Cabdi oo galabta oo ay Taariikhdu tahay 1-February-2016 ka Meherkoodu ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya, Iyagoo kala jooga Dalka Kenya Iyo Dalka Maraykanka, waxaan leenahay Mabruuk Alfa Mabruuk Illaahay ha idinka yeelo labadii Isku waarta ee Ubad khayr qaba kala hesha Aaamiin.

hambalyo14

Dadka sida khaaska ah Tahniyadda Meher u diraya waxaa kamid ah.

Cabdi Nuur Muuse

Cabdirashiid Sh Mohamed

Ahmednuur Mohamed Farah

Mohamed Mohumed Sugulle

Sheekh Cabdiraxmaan Baddal

Mohamed Abdi Barre (Farayare)

Mohamed Hassan

Abdullaahi Mohamoud

Cubeyd Sheikh Xaafid

Eng Ahmednasir Ali Ganni

Deeq Abdi Mohamed

Busuri Abdikadir Sheikh

Abdikadir Omar

Bashir Sheikh Abdullaahi.

Abdirahman Farah

Yaasmiin Dhuuboow

Yaasmiin Bashiir

Ikraan Ahmed Sheikh

Iyo dad kale oo aad u badan.

Sidoo kale waxaa Liibaan Iyo Fardowsa Hambalyo qaali ah oo meherkooda ku aaddan u diraya Dhamaan Shaqaalaha, Wariyaasha Iyo Maamulka kala duwan ee Warbaahintan Qorahay Media meel ay joogaanba waxaana leenahay Guurkiina Guur khayr, Gurigiina Guri nagi guuloow ka yeel Inshaa Allaah.

tahniyada

AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN.

2,950 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

4,804 total views, 0 views today

Share
Warar
Duljoogso: Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay?

Qoramadeena Duljoogso ee todobaadkan waxaynu ku soo qaadanaynaa cinwaanka sare oo ah Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay? waxaanan u araganay inaynu wax ka taataabano, ugu horayn ereyga halgan marka aad maqasho waxaa judhaba maankaaga ku soo dhacaysa shaqo adag oo loo galayo hab mutadawacnimo ah isxilqaana lagu fuliyo …

7,439 total views, 0 views today

Share
Warar
Magaalada Harta-Sheekha oo biyo qarqiyeen halisna ku jirta

Wararka laga helayo gudaha Ogaadeenya gaara haan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ay roobabkii labada todobaad da’ayay dhibaatooyin gaysteen islamarkaasna ay biyo buuralayda ka soo dhaadahay magaalooyinka waxyeello u gaysteen, magaalada Harta-Sheeka ayaa kamid ah meelaha sida weyn looga dayrinayo ee ay daadadkaasi waxyeelleeyeen waxaana la sheeagyaa in ay guryo …

10,982 total views, 0 views today

Share