Hambalyo Aroos: Mudane Maxamuud Maxamed Iyo Marwadiisa Nimco Xassan Nuur.

Tahniyadaha

Waxaan halkan Hambalyo Meher/Aroos oo qaali ah uga diraynaa Mudane Halgame Maxamuud Maxamed Muxumed (Qoorgaab) Iyo Marwadiisa Nimco Xassan Nuur oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka isla caawana ku Aqal galaya Magaaladaasi Minneapolis, waxaana leenahay Illaahay ha idiin isu barakeeyo hana idinka dhigo labadii ama lamaanahii kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano Inshaa Allaah, Hambalyo Hambalyo.

hambalyo14

Dadka Tahniyadda Diraya waxaa kamid ah.

Cabdirashiid Sheekh Maxamed

Cabdullaahi Maxamuud Muxumed

Deeq Cabdi Maxamed

Maxamed Sheekh Cabdiqaadir

Maxamed Sheekh Cabdullaahi

Qaasim Macalim Maxamed

Yuusuf Macalim Daahir

Faysal Sheekh Maxamed

Cabdirisaaq Maxamed Dari

Bashiir Sheekh Cabdullaahi

Cabdullaahi Bashiir Sheekh

Ahmed Maxamed Xaaji Nuure

Safia Xuseen Faarah

Xabsa Faarah Maxamed

Xaliimo Cabdi Maxamed

Faadumo Cali Maxamed

Iyo Dadk kale oo aad u badan.

hambalyoo1

Mar kale waxaan leenahay Noqda lamaanahii Nolol xiiso badan wadaaga Ubad Saalixiin ah oo dadkooda Iyo diintoodaba u adeegana kala hela inshaa allaah.

Guurkiina Guur khayr Gurigiina Guri nagi Guuloow ka yeel — AAMIIN.

3,900 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

4,861 total views, 0 views today

Share
Warar
Duljoogso: Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay?

Qoramadeena Duljoogso ee todobaadkan waxaynu ku soo qaadanaynaa cinwaanka sare oo ah Halgamaaga gobanimo doonka ah muxuu ku suntanyahay? waxaanan u araganay inaynu wax ka taataabano, ugu horayn ereyga halgan marka aad maqasho waxaa judhaba maankaaga ku soo dhacaysa shaqo adag oo loo galayo hab mutadawacnimo ah isxilqaana lagu fuliyo …

7,496 total views, 0 views today

Share
Warar
Magaalada Harta-Sheekha oo biyo qarqiyeen halisna ku jirta

Wararka laga helayo gudaha Ogaadeenya gaara haan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ay roobabkii labada todobaad da’ayay dhibaatooyin gaysteen islamarkaasna ay biyo buuralayda ka soo dhaadahay magaalooyinka waxyeello u gaysteen, magaalada Harta-Sheeka ayaa kamid ah meelaha sida weyn looga dayrinayo ee ay daadadkaasi waxyeelleeyeen waxaana la sheeagyaa in ay guryo …

11,039 total views, 0 views today

Share