Hambalyo Aroos: Mudane Mohamud Abdi Nuh Iyo Marwadiisa Asma Xaaji

Tuesday, December 13, 2016       Views
Spread the love

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

hambalyo14  hambalyo2

Dhamaan Hawlwadeenada Iyo Xubnaha kala duwan ee Faracyada Jaaliyadda Ogaadeenya ee Bariga Afrika oo isku duuban waxay halkan uga hambalyaynayaan Mudane Maxamuud Cabdi Nuux (Oonyood) Iyo Marwadiisa Asma Xaaji Xusseen oo uu aroos koodu ka dhacay wadanka Kenya gaar ahaan Magaalo xeebeedda Mombasa ee Xarunta Gobolka Coust ahna Caasimadda 2aad ee Dalka Kenya.

Waxaan leeyahay Mudane Iyo Marwo Alle ha isu kiin barakeeyo, kala hela ubad khayr qaba oo idinka iyo umadaba anfaca Amiiiin Amiiiiin, Aamiin.

hambalyoo1  hambaly1  hambalyoo1

Sidoo kale dhamaan Maamulka Iyo Wariyaasha Qorahay Media ee Daafaha Caalamka oo isku duuban waxay Hambalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Lamaanahan Isdoortay ee Arooskoodu ka dhacay Magaalada Mombasa, waxaana leenahay Gacal Iyo Sukeeyaba Guurkiina lagu farax Ubad Wanaagsan oo Diinta, Dalka Iyo Dadaba Anfaca Allaah ha idiin Hibeeyo Inshaa Allaah.

tahniyada

Halkan hoose ka daawo Hees Aroos oo aan Maxamud Iyo Asmo usoo xullay

Qorahay Media

1,561 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]