Hambalyo aroos: Mudane Xaafid Mohamed Omar & Marwo Fosiya Mohamed Sulub

Tahniyadaha

Hambalyo Hambalyo Hambalyo aroos waxaa hambalyo loo dirayaa Mudane Xaafid Mahamed Omar Haaguf & Marwadiisa Foosiya Mohamed Sulub oo meherkoodi ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, dad aad u faro badan ayaa hambalyada qoyskan cusub dirayay waxana kamid ah kuwan hoose oo kala

flowerflower1

Ahmednuur Mohamed Farah
Mohamed Ibrahim Mursal
Mohamed Mohumed Sugulle
Sheekh Cabdiraxmaan Baddal
Nuur Mohamed
Ilyaas Abdi Bixi
Abdiwahid abdulaahi
Abdixakiim Mursal
Cabdirashiid Sh Mohamed
Mohamed Abdullahi Yurub
Rooda Ibrahim C. Gurey (Afjano)
Mohamed Abdi Barre (Farayare)
Mohamed Hassan
Abdullaahi Mohamoud
Cubeyd Sheikh Xaafid
Eng Ahmednasir Ali Ganni
Deeq Abdi Mohamed
Busuri Abdikadir Sheikh
Abdikadir Omar
Bashir Sheikh Abdullaahi.
Abdirahman Farah
Yaasmiin Dhuuboow
Yaasmiin Bashiir

Halkama laguma soo kobi karo asaxaabta qoyska cusub ee bulsha ku soo biiray u tahniyadaynaysa, hawlawdeenka Qorahay Media meel ay joogaanba ahmbalyo ayay iyaguna dirayaan

aroos

Dadkaas & kuwo kale oo aanan halkan ku wada xusin waxay leeyihiin guurkiina guur khayr gurigiina guri nagai ialahy ubada khayr qaba ha idin kala siiyo

Qorahay Media

 

3,719 total views, 0 views today

Share
Warar
Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

4,614 total views, 0 views today

Share
Warar
Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

5,071 total views, 0 views today

Share
Warar
Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

5,474 total views, 0 views today

Share