Hambalyo Dhalasho: Mudane Cabdirashiid Cali Bashiir Iyo Marwadiisa Sacda Sheekh Ahmed oo wiil ugu dhashay Garissa.

Saturday, March 26, 2016       Views
Spread the love

Waxaan Hambalyo Dhalasho oo qaali ah u diraynaa Halgame Cabdirashiid Cali Bashiir (Geelqaad) Iyo Marwadiisa Sacda Sheekh Ahmed oo 24-3-2016 wiil ugu dhashay Isbitaalka Magaalada Garissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari Kenya, wiilkaas oo loo bixiyay Cadnaan Cabdirashiid Cali.
Waxaan leenahay Noqo kii Anfaca dadkiisa, dalkiisa iyo waliba diintiisa Inshaa Allaah.

2016-03-26_01.15.03
Dadka Hambalyada dhalasho diraya waxaa kamid ah.

1- Maxamed Xasan Abwaan

2- Cabdinaasir Xaashi Yuusuf

3- Shaafi Sh Maxamed

4- Cabdifataax Faarax Cumar

5- Nuur Budul (Nuur Guray)

6- Cabdirashiid Sh Maxamed Cabdi

7- Cabdinaasir Maxamed Ibraahin (Abwaan)

7- Cabdiqaadir Cumar

8- Deeq Cabdi Maxamed.

Waxaan mar labaad leenahay Hambalyo dhalasho wacan waxaana wiilka yar Cadnaan loo bixiyay leenahay Alle ha ka dhigo midkii waalidkii Anfaca oo baari u noqda Inshaa Allaah.

Qorahay Media

2,941 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]