Hambalyo Dhalasho: Mudane Eng Ahmednasir Ali Gani Iyo Marwo Shukri M Ruun.

Saturday, July 4, 2015       Views
Spread the love

Hambalyo Hambalyo Dhalasho oo Farxad leh

hambalyo-dhalasho

Waxaan Hambalyo dhalasho oo farxad leh u diraynaa Halgame Eng Ahmednasir Ali Gaani Iyo Marwadiisa Shukri Muhumed Ruun oo manta 4-July-2015 uu wiil ugu dhashay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya wiilkaas oo loo bixiyay Abdirisaaq Ahmednasir Ali, waxaan leenay Adeer soo barbaar oo noqo Wiil Dadkiisa, Dalkiisa, Diintiisaba Iyo waliba Waalidkii Anfaca Inshaa Allaah.

Waxaan Allaah haaga Rajayn haynaa Abdirisaaq Yaroow  inuu Xoriyadda Ogaadeenya kula kulmiyo Inshaa Allaah

Dadka Tahniyadda Dhalasho diraya waxaa kamid ah:

Abdirashiid Sh Mohamed

Mohamed Ibrahim Agaasimaha Guud ee QM

Ahmednoor M Farah

Abdinoor Abdullaahi.

Abdullaahi Mohamoud

Abdihakim M Farah Agasimaha Guud ee Og24.

Deck Abdi Mohamed

Busuri Abdulkadir.

Ahmed Farah Mohamud

Mohamoud Sh Ali

Kadri Farah Mohamoud

Liiban Miyir Abdi

Abdifatah Hassan Na’ib.

Rooda Ibrahim Abdi

Nimco Arbe

Decka Ali Sheikh

Firdowsa Farah

Hambalyo-Dhalasho (1)

Dadkaas Iyo waliba dad kale oo aanaan halkan kusoo koobi Karin waxay mar labaad Iyo Sadexaadba Hambalyo leeyahiin Qoyska Reer Ahmednaasir Ali ee uu kusoo biiray Wiilka yare e Abdirisaq Ahmednasir.

Qorahay Media

 

4,698 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]