Hambalyo Meher: Alfanaan Cabdifatax Jarmal Iyo Marwadiisa Ayaan Abdiraxmaan.

Sunday, January 10, 2016       Views
Spread the love

Hambalyo Hambalyo Hamablyo Meher oo qaali ah.

IMG-20160110-WA0002 IMG-20160110-WA0003 IMG-20160110-WA0001

Dhamaan Maamulka Iyo Hawlwadeenka Qorahay Media oo isku duuban waxay Tahniyad Meher oo qaali ah u dirayaan Fanaanka Da’ada yar ee Codka Macaan ee Ogaadeenya u dhashay Alfanaan Cabdifataax Axmed Cabdullaahi (Cabdifataax Jarmal) Iyo Marwadiisa Ayaan Cabdiraxmaan Maxamuud oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Toronto ee Dalka Canada.

2016-01-10_00.31.24

Waxaan leenahay Hambalyo Guurkiina Guur khayr Gurigiina Guri nagi guuloow ka yeel wiil Iyo caano gabadha iyo caano, Illaahay ha idiin isu barakeeyo Ubad khayr qaba oo wanaagsana Allaah ha idin kala siiyo Inshaa Allaah.

 

Qorahay Media

5,227 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]