Hambalyo Meher: Mudane Xadiis Sayid iyo Marwo Ifraax Muxumed Ibraahim.

Wednesday, March 25, 2015       Views
Spread the love

Waxaan halkan uga hanbalyayn haynaa anagoo ah Maamulka Golaha Wadatashiga JWXO iyo dhamaanba xubnaha Golaha ku jira, lamaanaha is caashaqay ee kala ah Boqorka iyo boqorada, Halgamaaga iyo halgantada waa Halgame Xadiis Sayid iyo Marwadiisa Ifraax Muxumed Ibraahim oo uu arooskoodu kadhacay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

hambalyo2

Waxaanu leenahay noqda labadii isku khayrta ee kala hela ubad baarri ah oo khayr qaba anfacana dadkooda,dalkooda iyo diintooda insha allaah  Amiiiiiiiiiin.

Sidoo kale waxaa lamaanahaas Hambalyo diiran u diraya dhamaan Hawlwadeenada Iyo Wariyaasha Warbaahinta Qorahay Media waxaana leenahay Guurkii Allaah ha ka dhigo midkii lagu nagaado Ubad Khayr qabana laga helo Inshaa Allaah.

hambalyoo1

Qorahay Media

 

5,681 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]