Hambalyo Meher oo ku socota Halgame Maxamed Abdullahi Kooreeye Iyo Marwadiisa Ayaan Xassan Faarax.

Thursday, October 22, 2015       Views
Spread the love

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO:

Waxaan Hambalyo Meher oo qaali ah halkan uga diraynaa Halgame Maxamed Cabdullaahi Kooreeye Iyo Marwadiisa Ayaan Xassan Faarax Oo uu shalay Meherkoodu ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana leenahay Meherkiina rabbi ha ka dhigo midkii uu Aroos barakaysan ka dambeeyo ee ay Awlaad Sulaxa ahna ka beer an to Inshaa Allaah Aamiin.

Waxaa Hambalyadan diraya:

Bahda Warbaahinta Qorahay Media oo uu ugu horeeyo Wariye Noor Mohamed Iyo dhamaan xubnaha Kooxda Danab oo uu Mudane Mohamed Cabdullaahi Kooreeye Xubin firfircoon ka yahay Sida:

ABWAAN NAASIR IBRAAHIM

ABWAAN BASHIIR A YUSUF

ABWAAN GUULEED A XUKUN

CABDIFATAAX JARMAL

FAXAAN CABDI AAR

HASSAN GANTAAL

CABDINOOR GAYDHE

CABDIWALI HAYAAN

AYAAN CABDI CARAB (AYAN HALGAN)

AYAAN MAXAMAD (AYAAN NOGOB)

SUHUUR CALI

KHAALIS CABDIQAADIR

FALXADO XASSAN

CABDI KHALIQ AXMAD

FARXAAN SH MAXAMAD (TIIMBAD)

BASHIIR DHANAAN

IYO TARABI YARE.

Waxay Lamaanahan cusub  Kooxda Danab leedahay:

Labayahow is aaminay

Labayahow arwaaxdiyo isu dhiibay aayaha, waan idiin ducaynaye
aqalkiina lagu farax.

Ubad aad kunasataan Ummadana Anfaca oo Ehelkooda saacida idin sii Illaahay.

Arligoo xoroobayna istareex ku taga oo,
iyadoo barwaaqaa isticmaara uun jirin,
intifaacda samahoo udubkiinu taagnaa.
“….AAAMIIN AAMIIM…

2015-10-22_02.30.45 IMG_20151022_022551

IMG_20151022_022610 IMG_20151022_022801

Qorahay Media

4,983 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]