Hambalyo: Mudane Cabdinuur Muuse Iyo Marwadiisa Ayaan Sheekh Maxamuud..

Saturday, November 21, 2015       Views
Spread the love

Jaaliyadda Africada Bari ee Soomaalida Ogaadeenya (JABSO) Maamulka Guud ee JABSO Iyo Hawlwadeenada kala duwan ee Jaaliyaddu waxay Hambalyo Guur oo qaali ah u dirayaan Mudane Cabdinuur Muuse Iyo Marwadiisa Ayaan Sheekh Maxamuud (Ayaan Geescade) oo maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.

Lamaanaha

Waxaan leenahay Guurkiina guur khayr gurigiina guri wacan guulaheen ha ka yeelo, Gacal Iyo Sokeeyana guurkiina lagu farax Inshaa Allaah, Aamiin Aamiin, Aamiin.

Kala hela wiil iyo caano gabadh iyo barwaaqo inshaa allaah

Magacyada qaar kamid ah dadka Tahniyadda Diraya.

Cabdirashiid Sh Mohamed

Maxamed Muxumed Sugule

Ahmednoor Maxamed Farah

Ahmednasir Cali Gaani

Cabdullaahi Maxamuud

Cabdinuur Cabdullaahi Xaji

Cabdixakiim Mursal Faarax

Deeq Cabdi Maxamed

Busuri Cabdiqaadir Sheekh

Cabdinaasir Xaashi

Cabdiraxmaan Maxamed (Jwxo)

Cabdiqaadir Cumar

Cubeed Sheekh Xaafid

Qadri Faarax Maxamuud

Cabdiraxmaan Ahmednuur

Liibaan Miyir Cabdi

Cabdinasir Ibraahim

Cabdifatah Jarmal

Hassan Gantaal

Cabdinuur Gaydhe

Yaasmiin Dhuuboow

Istar Faarah

Ikraan Ahmed Sheekh

Xaliimo Shire Kadiye.

Nimco Arbe Siraad

Iyo dad kale oo aad u badan waxay mar labaad leeyahiin Allaah ha idiin isu barakeeyo Cabdinuur Muuse Iyo Ayaan Geescade.

Sidoo kale waxaa Hambalyo taas lamid ah lamaanahan u diraya Guud ahaan Hawlwadeenka, Maamulka Iyo Wariyaasha Warbaahinta Qorahay Media waxaana u rajayn haynaa reerka Cusub in Illaahay ka yeelo reerkii lagu nasto oo lagu nagaado nabad iyo caano iyo Awlaad khayr qabta Inshaa Allaah.

Hoos ka daawo Sawirada Xafladii Meherka kadib.

20151120_145521 20151120_145635

20151120_145646 20151120_145649

20151120_150753 20151120_150755

20151120_150756 20151120_150758

20151120_150945 20151120_150954

20151120_151021 20151120_151049

Qorahay Media

 

4,290 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]