Hawlwadeemada Jaaliyada Ogaadeenya ee Edmonton oo kulan isugu yimid

Warar

Kulan aad muhiim u ah ayey isugu yimaadeen hawlwadeenada jaaliyada magaalada edmonton, waxaana furay kulanka gudoomiyaha jaaliyada mudane faarax Mursal wuxuu halkaa ka warbixiyey jaaliyada iyo wixii u soo qabsoomay mudadii u dhaxaysay labada shir wuxuuna halkaa ku soo bandhigay wax qabad dhab ah oo ay jaaliyad u ku talaabsatay.

Dhinaca kale waxaa lagu soo dhaweeyey isuduwaha jaaliyadaha Canada mudane C/xakiim m wali oo kulankan ka soo qayb galay halkaana warbixjn qiimo badan xubnaha ku siiyey.

Waxaa sidoo kale kulanka lagu soo dhaweeyey DR maxamuud ugaas halkaana ka war bixiyey xaalada dhabta ah ee ay ethoipia ku sugan tahay iyo waxa maanta la inooga baahan yahay.
Si kastaba ha ahaatee markii dood iyo suaalo badan oo wax ku ool ah la soo jeediyey si waafi ahna looga dooday waxaa kulankaasi ku soo gabogaboobay guul.

Cabdiraxmaan Sheikh

Qorahay Media

Canada

 

3,669 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,288 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,445 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,528 total views, 0 views today

Share