Hay’ada IPI oo sheegtay in Passportka Ethiopia uu tayo beelay in lagu safrana aan la isku halayn karin

Sunday, October 29, 2017       Views
Spread the love

Ha’ayada caalamiga ah ee IPI loosoo gaabiyo ayaa sheegtay in Passportka Ethiopia uu tayo beelay islamarkaasna uu noqday ka 3aad qaarada Afrika ugu hooseya waxay hay’addu intaas raacisay inuu¬†Passportka Ethiopia yahay number-ka 184 ee dunida oo sidaas darteedna aan ku safarkiisa la isku halayn karin, hadalka hay’ada IPI ka soo yeedhay ayaa walaac hor leh ku riday dadka Passport-ka Ethiopia haysta waana arrin muujinaysa in uusan dalkaasi dunida qiimo la lahayn dawlad ahaana ayasan sal adag ku fadhiyin.

ito

Dhinaca kale waxaa soo soo cusboonaaday digniino ay dalalka reer galbeedka qaar kamid ah muwaadiniintooda u jeedinayaan oo ku wajahan qaska Ethiopia ka jira oo sii kordhaya & kacdoonka shacabka oo sii karara qaadanaya, xaalada gumaysiga Ethiopia ayaa dhinac walba laga dayrinayaa sidoo kale hay’adaha xuquuqda Aadamaha u dooda ayaa walaac ka qaba xasuuqa dadka shacabka ah ee kacdoonada wada loo gaysanayo oo xaalada sii murginaya.

Si kastaba ha ahaatee gumaysiga Ethiopia wuu sii cadceedsanayaa waxaana socad furfur & kala miiran qowmiyasdaha mudada dheer la isku jujuubay dhexdooda ah mana jiro xal xukuumada gumaysiga lagu samato bixin karo oo ay cid daacad ka ah wadaan.

Qorahay Media

 

1,349 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]