Hees Cusub “Ninkaan Garan hayninoow Inaad Gaabsataa Habboon” Dalal & Leyla.

Monday, December 4, 2017       Views
Spread the love

Waa Hees Cusub oo ay soo saareen Xubno kamid ah Bulshada Soomaalida Ogaadeenya ee Gobonimo-doonka ah taas oo ay ku dheehan tahay Xikmad Iyo Macno aad u mugwayn leh, waxaana kamid ah Ereyada Heestan Cusub ee Wadaniga ah “Ninkaan Garan hayninoow Inaad Gaabsataa Habboon” waxaana Cod macaan ku qaaday Abwaan Dalal Iyo Waliba Layla ee hoos ka dhagayso.

Qorahay Media

1,435 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]