Jaaliyada Ogaadeenya ee San Diego oo shir hawleed isugu timid

Warar

Jaaloyada Ogaadeenya ee magaaada San Diego ee goblka California cariga Maraykanka ayaa galamta shir hawleed muhiim ah isugu tomid, shirka waxaa lagaga arrinsanayay hawlaha Jaaliyada u yaal sidoo kale waxaa dib u eegis lagu samaynayay waxyaabaha u qabsoomay.

Qodobada shirka lagaga hadlay waxaa kamid ahaa dardar galinta taageerada ay jaaliyadu u hayso halganka xaqa ah ee Ogaadeenya lagu xoreynayo, waxaa hoosta laga xariiqay in la joogteeyo kulaada noocan ah isla markaasna la xoojoyo xidhiidhka ay jaaliadu la leedahay guud ahaan jaaliyadaha kale gaar ahaan kuwa Maraykanka ka hawlgala.

Shirka oo arrimo muhiim ah lagu laffo guray waxaa lagu gaadhay go’aamo sida ug u haboon loo dhaqan galin doono haduu rabbi idmo.

Qorahay Media San Diego

35,031 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,291 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,448 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,531 total views, 0 views today

Share