Feb 01, (2013 (QOL)
Innaalilaah wa Inna Ilahayhi Raajicuun
Odayasha Beesha Absame ee Australia oo ku hadlaya macaga
bulsho weeynta Absame ee Australia ku nool waxeey tacsi
tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, asaxaabtii qaraabadii
qoyskii & dhamaan umadii uu ka baxay Allah ha u naxariistee
Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor hogaamiye dhaqakmeedkana
uu u ahaa.
Odayaasha
tacsidan diraya oo aad uga tiiraanyasan geerida naxdinta
lahayd ee ku timid mid ka mid ahaa samo doonada & madaxda
dhaqanka ee Beesha Absame isla markaasna aad ugu cuslaa
guud ahaan beelweynta Absame gaar ahaan beesha Absame ee
Gobolada Jubooyinka.
Hadaba Odayaashu waxay dhamaan intii uu marxuumku
ka baxay u dirayaan tacsi waxayna leeyihiin Samir &
badal khayr qaba rabbi ah ina siiyo Marxuumkana Alle weyne
waxay uga rajaynayaan una weydiinayaan naxariis jano &
in uu qabriga u waasiciyo aamiin aamiin aamiin.
Tacsidan waxaa diraya dad afro badan oo aanan
halkan ku soo koobi karin waxaana dadkaas afraha badan matalaya.
Hasan Yusuf Shuriye
Abdi Maxamud Rage
Abdi Macalim Ibrahim
Maxamed Farax (Farey)
Ibrahim Gabow
Abdulqadir Xasan Yusuf
Maxamed Fawzi Sheekh
Bashir Sheekh Ibrahim (Balaala)
Axmed Rashiid Sheekh
Ugaas Xukun Axmed Saahid
Siraaje Abdulahi Cisman
Rashiid Macalim Abdi
Abdullahi Shuriye
Maxamud Laag
Maxamed Abdullahi
Axmed Sheekh Maxamed Gacan
Abdibasir Maxamed Daa'uud
Leyla Abdi
Qorahay Media
Melbourne
Qorahay99@yahoo.com