Jan 5, (2013 (QOL)
Magaalooyinka Adisababa,iyo Harar Waxaa
Ka dhacay,Bananbaxyo waawayan oo Shalay, ka dhacay Magaalooyinkaas
kadib Salaadii Jimcaha, Bananbaxan ayaa ka dhashay Cadaadiska
iyo Dhibaatada taliska Wayanadu ay ka wadaan Itoobiya gaar
ahaan muslimiinta, oo lagu hayo dhibaato wayan oo lagu ilhaamaynayo
diintooda muqadaska ah Taliska Wayanada ayaa Caadayastayu
inay ku beer laxawsadaan wadamada reer Galbeedka waxaanla
dagalamaynaa Muslimiin Argagixiso ah hase yeeshee arinta
ayaa ah mid ahda ka baxaysa gacanta bananbaxan ayaa ka dhacay
dhamaan magaalooyinka ay degaan muslimiinta,Itoobiya,
Dhinaca kale waxaa gobolka amxarada kadhacay Qarax Mino
ah oo lala eegtay Gaadhi Booyad ah oo shidaal u waday Ciidamada
Wayanada ee Gobolka Amxarada Miinadan ayaa Sababtay in gaadhi
kale ooay saarnayeen dad shacaba ay lakacdo minadaasu halkaas
oo ilaa in kabadan 20 ruux ay ku nafwaayeen halka,intaas
in laegna uu dhaawac kala duwan soo gaadhay, tani waa dhacdo
biloow ah oo eebe laga sugayo in uu xaq darada Wayanada
Qabto, waxaa sheegtay masuuliyada Qaraxaas Jabhada Mucaradka
ah ee ka hawal gasha,Gobolka Gondar ee Dhulka Amxaarada
oo layiraahdo, EUFF.
Xigasho: Shilaabonews.com
Contact:qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online