Jan 7, (2013 (QOL)
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga
ayaa sheegaya in ay ciidamda
Gumeysiga
Ethiopia ee dhibaatoyinka kala duwana ka wadan wadanka Ogadenia
ayna Dadd aad u tirabadan ku xidh-xidheen Magaalada Baabili
iyo dhadhame oo ay maali mihii la soo dhaafay Dagaalo kululli
ka dhaceen ku waasi oo ciidamada Gumeysiga Ethiopia loogu
geystey Khasaara balaadhan oo isugujira dhimasho iyo dhaawac.
Maxaa biistan laga soo uruuriyay Magaalada Baabili iyo
Tuulada dhadhame oo isugujirta Rag iyo Dumar ayaa lasheegayaa
in lasoo gaadhsiiyay magaalada Jigjiga ee Xarunta wakiilada
Gumeysiga Ethiopia Haatana ku jiraan Jeelka dhexe ee magaalada
jigjiga.
Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo caado ka dhigtey in ay
Shacabka ka Jaraan dhar baaxooyinka ay kala kulmaan N/CWXO
ayaa loo badinayaa in xidh-xidhkan Daba socdo Jabkii todobaad
kii la soodhaafey loo geystey ciidmada mooraalka Jabsan
ee ku sugan Degaanada hoos yimaada magaalada Baabili ee
Galbeedka Somaalida Ogadenia. Gumaysiga Itoobiya oo 1800
oo guri Magaalada Godey ka duminaya & xaalada magaaladaas
oo aad u kacsan Wararkanaga dambe kala soco.
Askari Abdullahi
Nairobi, Kenya
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com