Labo Urur Suxufiyiin oo laga leeyahay wadanka Somaalia si wadajir ah Shir ugu Qabtey Nairobi-kenya.

Jan 7, (2013 (QOL) Labo Urur Suxufiyiin oo laga leeyahay wadanka Somaalia ayaa manta si wadajir ah Shir ugu Qabtey Nairobi-kenya.Waxaana shir ay ka soo Qeyb galeen Wariyaal Tirabadan ma,suuliyiin ay kamid ahaayeen Safiirka Somalia u fadhiya wadanka Kenya Mahamed Ali America Ganacsatada Somaalida ee Kenya iyo masuuliyiin ka socotey Xafiiska UN ka ee howlgasha Kenya . Labada Urur Suxufiyiin ayaa lagu kala magacaabaa NUSO & CEPJO.

Shirkan ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin badan oo ka kalatisrsaneed labadaasi urur,Safiirka Somali ee wadan Kenya iyo masuuliyiintii ka socotey UN.

Ujeeda shirkan loo qeybtey ayaa waaxaa ugu muhiimsaneed in Lacago ay iska uruuriyen wariyaasha ku dhaqan Kenya Lagudoonsiiyo Mahmed ahmed Ilkacaase oo ka mid ah wariyaasha SNTV.

Isaguna gaadh siiyo Eheladii Wariyaashii somaaliyeed ee Sanadkii lasoodhaafay lagu laayay wadan ka Somalia,

Waxaa kale oo shirka Dowlada Kenya Wariyaashu kaga Hocdsanden in aan wariyaasha kasoo cararay dhibaatada ka jirta wadanka Somaalia iyo xiryaha Qaxootiga Dib loogu celinin,Ilgaar ahna ku eegto Dowlada. Kenya.

Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com

   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online