Musharax Cumar Yusuf Abdi oo caawa Taageerayaashiisa kula kulmay Madina Mall..

Jan 7, (2013 (QOL) Musharax Cumar Yusuf Abdi oo ah musharaca Ealtligh North county representative ayaa caawa kula kulmay qaar kamid ah Taageerayaashiisa oo ubadan dhalain yarda xaafada iyo qaar kamid ah Ganacsatada Xaafada Ealtligh ee Dagmada Kamankunji.

Kulanka ka dhacay madina Mall Ayuu mudane Omar Yousuf Abdi Sharaxaad ka siiyay Taageera yaashiisa, Waxqadkii Xafada Ealtligh isa goo horey uga tirsanaa Gudiga Ganacsatada xaafada Ealtligh ay somaalidu ku badan tahay isoo halkaasi ku soo ban dhigey waxaqabad aad u heersareeya uu uqabtey Daddka ku dhaqan Dagmada Kamankunji.

Wuxuuna Musharax Omar Yousuf Abdi oo ku Tartamaya magaca Xisbiga Talada wadanka kenya ee TNA sheegey hadii la doorto in uu wax badan kabadali hayo Adeega xaafada Ealtligh.

Goobta kulan ku kadhacay waxaa Qudbado kaladuwan oo lagu taageerayo musharax Cumar Yusuf Cabdi ka soojeediyay Masuuliyiin ka mid ah taa geerayaasha musharaxa oo malan qaadey in ay siin hayaan codkooda laga bilaabo 17-bishann ja-2013. Ilaa inta lagu ka lahadhayo Doorashada kama danbeysta ee Bisha mach-2013. Ka dhacaysa wadan kanya.

Waxaa xusid mudan in ay Jagadan Cumar Yousuf Abdi usharaxan yahay ay jiraan musharaxiin kale oo iyaguna ka soo jeeda Qowmiyada somalida in ay kula Tartamayaan.

Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com

   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2013, All rights reserved. Qorahay Online