Daqiiqado ka hor ayaa Minneappolis Kafurmay shirkii Jaliyadaha Somalida Ogadenya ee Gobolda Midwestiga ee wadanka Maraykana.

Jan 13, (2013 (QOL) Waxaa daqiiqado ka hor Minneappolis Kafurmay shirkii Jaliyadaha Somalida Ogadenya ee Gobolda Midwestiga ee wadanka Maraykana.

Shirkan oo si aad u baladhan ay jaliyadu uga soo qayb qashaya ayaa waxaa dhanka kalana ka soo qayb galay wufuud heer sara ahoo uu hogaminayay Gudoomiye ku xigeenka Jabhada wadaniga xoraynta Ogadenya MudaneMohamed Ismacil Cumar.

Waxanu warka si toos ah idinkaga soo tabinaynaa Goobtii uu shirku ka socday waxaa uuna shirku u socdaa si habsami ah.

Maxamed Darbawayne
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com

   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online