Innaa Lilaahi wainnaa Ilayhi Raajicuun Suldaan Abdi Suldaan Ali Sonkor oo maanta Nairobi ku geeriyooday.

Halkan tacsida kadir

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyo waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday Suldaan Abdi Suldaan Ali Sonkor oo ahaa Su'aaldaan ka soo jeeda Gobalada Jubooyinka qoys ahaana caan ka ah dhamaan Soomaalida dhexdeeda.

Allaah ha u naxaristee Suldaanku maalmahanba wuu xanuunsanaa kadibna maanta ayuu u geeriyooday xanuunkaas waxaan halkan Tacsi Tiiraanyo leh u diraya dhamaan eheladii & Qaraabadii uu Suldaanku ka baxay dadkan hoose.

  1. Ugaas Mohamed Gaboose Oday
  2. Abdiqadir Sh Hiirmooge (Caddani)
  3. Mohamed Ibrahim Mursal
  4. Ali Hussein Daahir
  5. Ahmed M Dalmar
  6. Xikam Sheikh Abdullahi
  7. Xikan Sheikh Dayib
  8. Faadumo Ibrahim
  9. Asad Abdullahi Omar
  10. Aaden Ibrahim (Dakhare)
  11. Nuur Maxamuud Carab Arab
  12. Abdullahi Ahmed Canshuur
  13. Kaldeeq Muuse Ibrahim
  14. Ugaas A/Naasir Khaliif
  15. Hassan Ahmed Nuur
  16. Rooda Ibrahim Abdi
  17. Cibado Dahir
  18. Sado Xassan Nuur
  19. Mohamed Dheeg
  20. Abdirashid Maxamed Carab.
  21. Nuur Maxamed Faatule
  22. Yaxye Sheikh
  23. Abdifataha Ahmed Raage
  24. Ladan Qayliye
  25. Mahdi Siyaad
  26. Faadumo Abdi Barkhadle
  27. Nimco Xusein
  28. Ardo Macalin Abdi
  29. Rooda Ahmed Canshuur
  30. Mohamed Abdi Madoobe
  31. Masbal Daahir
  32. Sahro Mohamed Omar
  33. Faa'iso Mohamed Omar
  34. Faadumo Arab Sadiiq

Dhamaan dadkaasi oo ku nool Dalka Australia waxy tacsi u dirayaan guud ahaan umadii uu Suldaanku madaxda u ahaa gaar ahaan eheladiisii, asaxaabtii qaraabadii & qoyska uu sida goonida ah uga baxay waxayna leeyihiin samir & iimaan alle ha ianaga wada siiyo marxuumkana Allah qabriga ha u waasiciyo ahna u naxariisto aamiin aamiin

Waxaa tacsidan oo kale diraya dhamaan Hawl-wadeenada Wariyaasha & Maamulka Qorahay Media oo la qaybsanaya murugada dhamaan eheladii & qaraabadii uu ka baxay Suldaanka waxaana Allaah uga baryaynaa in uu Janadii ka waraabiyo dhamaanteena samir inaga siiyo Amiim.

Halkan Tacsida kadir.

 

HTML Comment Box is loading comments...
   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online