Khuburo Milatariga & Sirdoonka dalka Masar ka socota oo Hargeysa tagay & gumaysiga Ethiopia oo ka cadhooday

Sunday, October 29, 2017       Views
Spread the love

War Qorahay Media goor dhawayd soo gaadhay ayaa sheegaya khuburo ka socota Milatariga & Sirdoonka dalka Masar oo magaalada Hargeyas soo gaadhay islamarkaasna kulamo la yeeshay madaxada Milatariga & Sirdoonka Maamulka Somaliland, sida aanu warka ku lenay socdaalka khuburada Masar ay Hargeysa ku tageen wuxuu ahaa mid sii qorshaysnaa waxaana siweyn uga booday kaan cadhooday gumaysiga Ethiopia oo dalka Masar ay biyaha Webiga Nile isku khilaafsanyihiin in ay xiligan saraakiil Milatariga & Sirdoonka masar ka socdaa Hargetsa yimaadaana gumaysiga shaki ayay ku abuurtay waxaana jira sas & guux xafiiska gumaysiga ee Hargeysa ka soo ifbaxaya.

Lieutenant General Steven Whitcomb (2nd L), US third Army Commanding General, leaves with Egyptian Chief of Military Staff Lieutenant General Sami Enan (L) after a joint Bright Star war games coalition exercise in Kom Oshim near Fayyum, 90 kms southwest of Cairo, 08 November 2007. Bright Star is a joint exercise involving tactical air, ground, naval and special operations forces field training. Conducted every two years, it is designed to enhance military cooperation among coalition partners from Egypt, US, France, Britain, Germany, Netherlands, Greece, Italy, Kuwait, Yemen, Jordan, Turkey and Pakistan. AFP PHOTO/KHALED DESOUKI (Photo credit should read KHALED DESOUKI/AFP/Getty Images)

Iskus oo wada duuboo guamysiag Ethiopia oo xili adag ku jira mushkilado ishuwana la daalaa dhacaya ayaa hadana wali ku huabysan damaca waalan ee qar iska ruutnimada ku dhisan taas oo ka qarinaysa xiligan inuu sidii hore wax ula socdo, gumaysigu isagoo duruufaha Soomaalida ku xeeranka faa’iidaysanaya wuxuus ii wadaa faro galinta qaawan & qorsheyawgiias shirqoolada ah ee uu maamulada Soomaalida lagu kala qoqobay ku kala xodxoto

Qorahay Media

1,803 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]