Kulan ay Masar & Gumaysiga Ethiopia khilaafka Webega Nile kaga wada hadlayeen oo fashilmay

Warar

Dawlada Masar & gumaysiga Ethiopia oo khilaaf dhanka biyaha Nile ka dhashayi uu mudooyinkii dambe si weyn u kala fogeeyay ayaa wada hadalo goosgoos ah ku yeeshay meelo kala duwan oo qaarada Afrika ah waxaana ugu dambeeyay kulamo uga socday dalka Sudan.

Wararku waxay sheegayaan in lanisku fahmi waayay wixii laha wada hadlay islamarkaasna dawlada Sudan oo fadhigan marti galisay ay ku guul daraysatay inay labada dhinac isku soo dhawayso, waxaa la sheegayaa inuu khilaafku cirka isugu shareeray wada xaajoodkaasna lagu kala kacay.

Warbixin faafaahsan oo arrintaas ku saabsan dib yaan ka soo gudbin doonaa insha Allaah

Qorahay Media

9,228 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,423 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,910 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,530 total views, 0 views today

Share