Nagala soo xidhiidh e-mailkan qorahay99@yahoo.com
Ogaysiis ku socda Jaaliyadaha Ogaadeenya ee Australia & New Zealanda.

Ogaysiis


Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyaadka Ogaadeenya ee Australia & New Zealand in uu dhacayo shirkii Jaaliyadka Ogaadeenya ee Australia & New Zealand shirkan oo ah shir sanadle ah waxaa sanadkan lagu qabanayaa oo marti galisay Jaaliyadda Ogaadeenya ee magaalada Perth.

Shirkan oo sanadihii la soo dhaafay lagu qabtay magaaladda Melbourne waxaa sanadkan marti loo yahay jaaliyadda Ogaadeenya ee magaalada Perth wuxuuna dhacayaa 12 April. Shirkan oo lagaga hadli doono arimo badan oo muhiim ah waxaa la ogaysiinaya Jaaliyaadka in ay ka soo qayb galaan.

Wakhtiga & Goobta shirka

Goobta: Linto Way Alexander Heights Community Centre.
Goorta: Sabti , April 12, 2008
Saacadda:12:00 -10 :00 PM Galabnimo
La xidhiidh: 61421773893

Ogaden Community Association Inc. of WA

Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright © 1999 - 2008, All rights reserved. Qorahay Online.