Muwaadiniin Germany u dhashay oo Ethiopoa lagu weeraray

Wednesday, December 6, 2017       Views
Spread the love

Wararka ka imanaya dalka Ethiopia ee qaska badani ka taaganyahay ayaa sheegaya weerar ka dhacay gobolka Canfarta oo lagu dilay nin dalka Germany u dhashay, waxaa weerarkaas ki dhaawacmay h halka darawalkii gaadhiga waday.

images (2)

Weerarkan ayay fuliyeen kooxo hubaysan oon haybtooda la garan, saxaafada afka gumeysiga Ethiopia ku hadashay ayaa ku Dhanka Dowladda Jarmalka wali kama soo bixi wax hadal ahi, falkan ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaanahanba digniino isxigxiga Dowladdaha Yurub Iyo Mareykanku kasoo saarayeen ammanka Ethiopia

Isku soo duudubo gumeysiga Ethiopia ayaa dhex dabaalanaya xaal qasan oo u muuqda midkii dhameystirka u ahaa burbur kama danbeysa ah oo Gumeysiga Ethiopia laga filanayay inuu goor uun ku iman lahaa

Qorahay Media

253 total views, no views today

FacebookTwitterGoogle+Share

Comments are closed.

[wpp]