September 03 2010 01:10:59
Mukhaayadda ugu cunto macaan Australia (Melbourne)
Radio ICDS
Sabti Axad IsniinArbaco
RADIO XORIYO
BBC SOMALI
Idaacadda 4:00 GMT Idaacadda 11:00 GMT Idaacadda 14:00 GMTIdaacadda 18:00 GMT
Fatwadii Sheikh Xasaan
Maqaaladda
Al Walaa Wal-Baraa
Gumaadka iyo xadgudubyada Wadareed ee Gumaysigu kulakaco Haweenka Ogadenya
Yaa Dhiibay Ogaadeenya?
Nomads blame Ethiopian military for starvation
Ogaadeenyaay Isku tasho
Tusmada Hore
Home
Articles
FAQ
Forum
Web Links
News Categories
Contact Me
Search
Photo Gallery
Suugaan
Tafsiirka Qur'aanka
Studio Qorahay
History
Users Online
Guests Online: 3

Members Online: 0

Total Members: 6
Newest Member: yogol
Forum Threads
Newest Threads
No Threads created
Hottest Threads
No Threads created
News
Aragtidda Dadweynaha
Ibramih dheere iyo xertiisii oo sanabkii Zenawi caabudi jirey hadhsanaya!!!!!!!!!! W/Q Ali Yare [NEW]
UWSLF: Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise iga Hooya Caawey Waanadu Haybad leedahaye | Yaasiin Garaad W/Q Yasin Cabdi Jaamac (Yaasiin Garaad)
SomaliTalk:Yaasiin Garaad- UWSLF “Dillaal waxaad cunaysaan intaan Dunida Joogaa” W/Q Yasin Cabdi Jaamac (Yaasiin Garaad)  
Waxay fulinayaan waa siyaasadda gumaysiga

DABIN SAGAARO KUWII KU DHACAY. W/Q Hereri Haji
Waa dad noocee ah dabaqoodhiga dibadu?W/Q Ali Yare
qorahay on August 18 2010 09:57:05 · Print
Warbixintii ugu dambaysay ee goobaha dagaalka iyo guulaha Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya

Warbixin ay soo direen xarunta Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya ayay noogu sheegeen in hawlgaladii naftood-hurayaasha ay si xawli ah ooga socdaan guud ahaan dalka iyadoo weerarada CWXO ay la beegsanayaan Askarta Wayaanaha ee Ogadenya ku sugan.

qorahay on September 03 2010 00:20:10
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 9 Reads · Print
Ina Iley oo maanta si rasmi ah loogu doortay Wakiilka Guumaysiga u jooga Dhulka Ogadeniya

Shir ay maanta yeesheen maamul ku sheegga magaar saarka u ah gumaysiga Itoobiya ayaa Madaxweyne waxay u doorteen Cabdi Iley, iyadoo sida goob joogayaal ay sheegeen aan si cadaalad ah u dhicin magacaabista Cabdi Iley, Cabdifataax Sheekh Cabdilaahi

qorahay on September 03 2010 00:01:36
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 7 Reads · Print
Xaaladda Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Jigjiga oo mid aan fiicnayn lagu sheegay
Iyadoo Xabsiyada Jigjiga ay buux dhaafiyeen Shacab aad u tiro badan ayaa maalmahan dambe Xaaladda ay ku sugan yihiin Maxaabiistaas lagu sheegay mid sii liidata, sida wariyaha Qorahay Online ee Jigjiga ay u sheegeen dadka qaraabadoodu ay ku jiraan Xabsiyada Jigjiga
qorahay on September 02 2010 23:52:43
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 0 Comments · 4 Reads · Print
92 guuradii Burburkii xaruntii daraawiishta ee Taleex 1920 (history repeat it self)

Somaliya waxay ku sugan tahay waxay ku sugnay 92 sano ka hor xiligaas waxaa dagaalamahay gaal iyo gaal diid maantana waxaa dagaalamayo gaal iyo gaal diid ee adigu safkeed ku jirtaa!!!!? 

qorahay on September 02 2010 05:10:41
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 2 Comments · 195 Reads · Print
Gudoomiyaha JWXO , Admiraal Mudane Mohamed Omar Osman oo kulan khadka taleefanka ah la yeeshan Gudiga Fulinta ee OYSU

Waxaa kulan yeeshan Ururuka midowga dhalinyarada iyo aradayda dalka  ogadenia (OYSU) gudigiisa fulinta ayaa waxay yeesheen kulan aad muhiim u ah maalinkii axada 8/29/2010 kulankan

qorahay on August 31 2010 23:03:34
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 8 Comments · 366 Reads · Print
UWSLF: Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise iga Hooya Caawey Waanadu Haybad leedahaye

UWSLF: Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise iga Hooya Caawey Waanadu Haybad leedahaye | Yaasiin Garaad W/Q Yasin Cabdi Jaamac (Yaasiin Garaad)

odoorwar on August 31 2010 12:43:08
3 Comments · 173 Reads · Print
Shir heersare ah oo ay OYSU ee Norway qabsatay "

Waxaa lagu qabtay shir si heer sare ah loo soo agaasimay magaalda xarunta u ah wadanka Norway ee Oslo shirkaasi waxaa isugu yimid ururka Midowga dhalinyarada & ardayda Ogaadenia (OYSU) ee wadanka Norway

odoorwar on August 31 2010 11:24:47
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 9 Comments · 352 Reads · Print
Waligaa ma mamaqashay in dawladii Miletariga ahayd ee Somaliya waa lahaan jirtay ay qorshaysay in ay Ugandha ku samayso xukun wareejis (Regime change).

Arinkaas waxuu yimid kadib markii uu ugaandho ka dhacay  afgambi mileteri oo uu kukunka la wareegay taliyihii ciidamada ugandh Jaale Idi Amiin Dada arinkaas oo dawladii somalidu aad ooga caraysiiyay isla markaana ay go aan satay inay xukunka ku soo celiso madaxwaynihii xukunka laga tuuray.

qorahay on August 31 2010 10:20:14
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 5 Comments · 377 Reads · Print
HISTORY OF JUBALAND

The community of horn of Africa consists of groups like pastoralists, agriculturalists and sea fisheries. The pastoralists were settled in pre - Islam period. In large area of horn of Africa. By Chairman of JRM

odoorwar on August 31 2010 07:34:28
1 Comment · 67 Reads · Print
Cabsi soo wajahday Guumaysiga oo direyskii looga badalayo Askarta Guumaysiga ee Dhagaxbuur joogta

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in Ciidamada ha waarin ee Guumaysiga hoos taga dib looga badalay direskoodii kaddib markii looga shakiyay in lagu soo dhex gabado

qorahay on August 31 2010 03:27:46
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 5 Comments · 249 Reads · Print
Ethiopia uses $2.3 Million aid money for Lobbying

According to ForeignLobbying.org, a web site run by ProPublica and Sunlight Foundation, Ethiopian dictator Meles Zenawi's regime has so far paid $2.3 Million for Lobbying.

odoorwar on August 31 2010 01:37:45
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 4 Comments · 94 Reads · Print
U.S. Senate introduces new bill on Ethiopia

United State Senators Feingold and Leahy have introduced a new legislation titled, Support...

odoorwar on August 31 2010 01:25:46
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 3 Comments · 76 Reads · Print
Illaahoow xero Wadaad ha iga galin

qofka soo daliishanaya; Sheekh Maxamed Cabdi Umal waa sheekh caalim ah oo cilmigiisa iyo khayrkiisuba ay dadku ka makhraati kaceen, wuxuuna kamid yahay culimada ugu waaweyn Geeska Afrika ee cilmiga sharciga laga qaato waxaan leenahay samcan wa daacan laakiin

odoorwar on August 31 2010 00:24:54
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 14 Comments · 525 Reads · Print
Golahii Ogaden Yuoth Forum (OYF) ee Galbedka Australia oo si buuxda uga mid noqday urur weynaha Ogaden Youth & Student Union (OYSU) Maamul cusubna doortay.

Waxaa taariikhdu markay ahayd 28/8/10 kulan isugu yimid Maamulkii mudo 14 bilood ah xilka Golaha Dhinta Ogaadeenya Ogaden Yuoth Forum ee Galbeedka Australia soo hayay, kulankan oo ay ujeedadiisiu aheyd 2 qodob oo ah in Golihii OYF ay la midoobaan

odoorwar on August 30 2010 23:48:40
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 3 Comments · 91 Reads · Print
Xil beenaadkii Guuleed Casoowe laga xayuubiyay oo loo magacaabayo nin ay dadweynaha reer Jigjiga aad u nacebyihiin.

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaadhaya Magaaladda Jigjiga ayaa sheegaya xil beenaadkii uu damiir xume Guuleed Casoowe gumaysiga Itoobiya ugu magacawnaa ee dhawaan laga xayuubiyay in loo qorsheeyay nin ay shacabka reer Jigjiga aad u necebyihiin kaas oo ah dabaqoodhiga ugu weyn ama gumaysiga ugu dhaw laguna magacaabo

odoorwar on August 30 2010 18:50:57
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 2 Comments · 224 Reads · Print
Dhagar qabe Cabdi Iley oo loo haysto xadgudubyo xuquuqda Aadamaha ka baxsan ayuu gumaysigu u qorshaynayaa in uu waddanka Mareykanka u diro.

Cabdi Iley ayaa loo heystaa xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadamaha, danbiyo dagaal, xasuuq shacbka, xidhdhidh dadweyna ilaa hada jeelasha ku jira laguna bahdilayo  & falal anshax xumo ah oo ay isaga, malayshiyada uu hor joogaha u yahay  & Askarta gumaysigu wada jir u  gaysteen.

odoorwar on August 30 2010 17:53:41
>> Halkan Ka Akhri Warkii oo dhan · 5 Comments · 333 Reads · Print
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Halkan ka dhagayso Qu'aanka
Axkaanta Soomidda Bisha Ramadaan
Tahniyad Dhalasho
Qormadda Duljoogso
26 Guuradii ONLF
Ruwaayad Melbourne
SILENT CRY Film Preview