Nov 26, 2012 (QOL) Damaan
akhyaatan hoose waxay hambalyo iyo bogaadin hawada umarinayaan
boqorka Makhtal Axmed Heebaan iyo boqorada Khadra Sheekh
Cabdi,waxayna dadkan hoos ku qoran iyo kuwo kale oo faro
badani leeyihiin Ilaahay reerkan cusub ee bulshada Soomaalida
Ogaadeenya ku soo biiray ha barakeeyo ubad khayr qabana
ha kala siiyo.
Dadkan
hoose waxay ka mid yihiin asaxaabta tahniyada diraya.
Shaafici Mohamed (Shafici Midnimo)
S haafici Mohamed Aden
\Cabdi Mohamed Tuke
Faysa Mahdi Ayuub
Rooda Ibraahin Cabdi Gurey(Afjano)
Xaawo Maxamed Axmed
Shukri Cabdi Yaxye
Nuur Khaliif Carte
Kalin Maxamuud Cumar
Deeq Cali Faarax
Bashiir Cabdi Yuusuf
Qadri Faarax Tuurtuur
Cabdi Xubi Mukhtaar Khaliif
Xayi Saylici Cabdi Nuur
C /xakiin Mursal
Maxamud Maxamed Cabdi
Dayr Kaamil Sugule
Nuur Ahmed Kaafi
Muxumed Macalin Cabdi Saxardiid
Fardowsa Maxamud Cumar
Shukri Xassan Askar
Abwan Cabdinasir Ibraahim
Abshir Hayaan Cumar
Ayaaan Cabdi Carab
Amran Sheikh Maxamed
Ifraax Sheikh Maxamed
Cubayd Xaafid
Cali Bashiir Cabdi (Cali Dhaanto) iyo marwadiisa Xamdi
Cabdinuur Cabdullahi (Askari)
Aamina Sheikh Cabdullahi
Dhamaan
dadkan iyo qaar kale oo aanaan halkan ku soo koobi karin
waxay tahniyadkal iyo laab ah oo ay farxadaan la qiyaasi
akrini ku dheehantahay hawada u marinayaan MudaneMakhtal
Axmed Heebaan iyo Marwadiisa qaaliga ah Khadra Sheekh Cabdi,waxayna
leeyihiin noqdaqoyskii isku raaga, isku reeya xornimada
Ogaadeenya ku raaxaysta ubadkhayr qaba oo dadka, dalka iyo
diinta anfacana kala hela
Aamiin Aamiin Aamiin.
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com