Hambalyo farxad leh oo ku socota Mudane Mohamed Khadar Daahir & Marwadiisa Kifaax Mohamed Sulub.

Nov 26, 2012 (QOL) Waa hambalyo gacaltooyo & farxad xambaarsan oo ku socota xidiga Mohamed Khadar Daahir & xidigta Kifaax Mohamed Sulub oo arooskoodu uu ka dhacay dalka Kenya gaar ahaan Magaalada Caasimada ah ee Nairobi,waxaana hambalyadan diraya dadkan hoos ku qoran & qaar kale oo badan.

Abdinasir mohamed (Dr.dhidhaa)
Abdirahman Dayib (Og-boy)
Dahir Mohamed (Dahir jano)
Jacfar Dhoof (Dhabuuke)
Luubi Deeq Abdi-raasin (Luubi Love)
Muhumed Shekh Abdullahi (Codey)
Abdiwali Mohamed (Korneylka)
Abdirashid Dayib
Hassan khalif

Asaxaabtani waxay reerka cusub u rajaynayaan farxad & in uu rabigood kala siiyo awlaad looaayo oo barakysan gobanimadaOgaadeenyana lagu anqariyo oo nasiib u yeesha, bashbash & barwaaqana ku waara insha Allah aamiin aamiin aamiin. Asaxaabta tahiyadan diraysa waxay qoyska cusub u soo xuleen Heestan oo kamid ah badweynta heesaha Fanaanka codkamacaan ee Xassan Adan Samatar uu ku luuqaynayo.

 

Dr.Dhiidhaa
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com

 


   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online