Hanbalyo,
Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax waxaan hanbalyo
u diraynaa fanaanada qaranka S/Ogaadeeniya gaar ahaan kooxda
Gaashaan Maxamuud Axmad Cali Marwadiisa Nimco Ibrahim Sh/muxumad
oo arooskoodu ka dhacay dalka Yaman waxaana leenahay noqda
qoyskii lagu nasto eelagunagaado ubad khayrqabana kala hela
aamiin aamiin aamiin
Waxaana hanbalyada diraya anagoo kala ah