Hambalyo dhalasho farxad leh oo ku socota Hooyo Tamaan Cumar Siraad & Aabe Axmednuur Cabdllaahi (Casood) oo wiil u dhashay.

Nov 30, 2012 (QOL) Annagoo ah asxaab aad u faro badan oo aan halkan lagu soo koobi karin waxaanu tahniyad dhalasho oo farxad iyo rayn rayn leh hawada u marinaynaa Mudane Axmednuur Cabdllaahi (Casood) iyo Marwadiisa Tamaan CumarSiraad oo Wiil ugu dhashay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Wiilka waxaa loobixiyay Sadaam Axmednuur waxaanna leenahay Adeer iyo Eddo Sadaam yaroow soo barbaar oo noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca, Illaahayna ha kaadhigokii xoriyada Ogaadeenya ku barbaara isla markaasna waalidkii baarri u noqda. Dadka hambalyadan diraya waxaa ka mid ah magicyadan hoos ku qoran.

Cabdirashiid Sheekh Maxamed
Rooda Ibrahim Abdigure (Afjano)
Yuusuf Maxamuud Xassan
Bashiir Sheekh Axmed
Cabdullaahi ( Allaa-kaawayn)
Maxamed ( Alle hadaayo)
Sayid Cismaan
Ceesh Axmed Deeq
Basra Maxamed Barkhadle
Safiyo Xuseen Faarax (Siman)
Tamaan Maxamed Maxamuud (Daacad)
Maxamedlayl Maxamuud ( Daarasalaam)
Cabdirashiid Axmed Maxamed (Qaruud)
Faadumo Codyare
Habso Farah Mohamed.

Magacyadan sare iyo waliba asxaab kale oo aan qoraalkan lagu soo koobi karin waxay Sadaam u rajaynayaan khayr faro badan iyo in uu Allah SWT ku manaysto taqwadiisa kana nigu walad saalix ah oo Rabbi diintiisa u taagan kuna toosan Aamiin Aamiin Aamiin.

Noor Mohamed
Qorahay Media
qorahay99@yahoo.com

m

 
   
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright 1999 - 2012, All rights reserved. Qorahay Online