Tafsiirka
Opinion/Fikradaha
Studio Qorahay
Dagaalkii Ogaadeenya
OHRC
VOA 16 pm GMT
VOA 17 pm GMT
BBC SOMALI
11:00 - 11:15
14:00 - 14:30
16:00 - 16:15
18:00 - 18:30
World News
Reuters Dailly
IRIN Dailly
Somali. Dailly
Daily Nation of Kenya
East African Standard
Audio
Somali Sites
Allpuntland.com
Puntland News Media
Aminarts.com
Banadir Software
BBC Soomaaliya
Dayniile
Dar-alnur.com
Jigjiganet
King-has.com
Hiiraan Online
HornAfrik Online
Kenyan Somali
Malayko Online
Markacadey.net
Ogaden Human Rights
Ogaden Online
Ogaden Student
Ogaden War 1977-1978
puntlandnewsmedia.com
Qaadisiya
Qaranimo.com
Radio Xoriyo
Shabeelle
SomaliTech.com
Somali Irrigation
Somalitalk.com
Somali Weyn
Somaliwide.net
Safaritravels
Somaliantv
SomaliUK.com  
The Ogaden Road  
Wabishabeele
Wardher Online
Waqooyibari.com
Waayaha

Ogadeniya Waqooyi Galbeed iyo Puntland maxaa u dhaxeeya?

Maxamed Faarax
siyaarr@yahoo.com

17, Nov 2009

 

Markay taariikhda wanagsan la xusayo waxa la soo qaataa axmed gurey sayid maxamed cabdule xasan garaad makhtal daahirkii olf ama nasrulaahi syl wslf iyo dhamaan gumaysi diidkii oo qof waliba u aqoonsan yahay rag rag dhalay sharaf badanayaal duco mudan in wanagooda la sheegana mudan oo ay waliba dheertahay in lagu faano taariikhdooda loona aqoonsado wanaagooda

Laakiin marka waxa xun la sheegayo ee taariikhdu qorayso waxaa la soo qaataa gumaysi raacyadii reer bariga iyo reer waqooyigu lahaayeen sida boqor cismaan kii majeerteen cali keenayeelkii reer bari majeerteen oo xulafo la ahaan jiray ma jixinjixii labaad baniito muzaliini gii dadkiisa ku kiciyay xiisad dagaal jacayl iyo dhulboob

Kuwaasi kuway dhaleen ayaa wali difaacaya nidaamkii ay awoowgood difaaci jireen

Waxay difaaci jireen nadaamyadii ay samaysteen ingiriis talyaani xabashi iyo xumaan doonayaalkii reer yurub iyo africaba lahaa

Reer barigu waxay reer ogadeniya u qabaan maxay tahay

Waxay qabaan colaad siyaasadeed oo fog colaad qabiilna uma arko inay ku jirto meeja ay reer waqooyigu u qabaan dadka reer ogadeniya colaad qabiili ah markaa midkee halis badan waxaa aad u halis badan colaada siyaasadeed ee reer barigu qabaan

Midaasi waxay ku kaliftay hadii ay meesha ka baxo wax gumaysi la dhoho inuu reer barigu ama majeerteenku mansab weyn ka lumi doono

Hadaladii faroole ee ahaa dadka reer ogadeniya maaha Somali laakiin afsomali ayay ku hadlaan

Waa wax uu ka dhaxlay siyaasada majeerteen uu horey u soo lahaan jireen waana wax ay ku anqariyaan inuu qof walba siyaasadaas dabaqo hadaladii faroole waxaa ka mid ahaa qabiil ayaa samaystay jabhad magac qabiil wadata oo dhibta somalida kililka shanaad degan markaa hadalkaasi ma fahmay caaqilku waxuu dhahay ogadeniya maaha Somali hadana waxuu dhahay waxay onlf dhibtaa dadka somalida ah ee kobtaasi degan somalida uu

Sheegayo hadaadan fahmin waa majeerteenka degan wardheer iyo aageeda

Waa inaad fahamtaa midaasi kuwa uu somalinimada ka saarayna waa waa dadka absamaha ku abtirsada

Waxuu ahaa madaxwaynihii ugu horeeyay ee majeerteen ninkii ku dhawaaqay ogadeniya waa inay qaxootinimo ku yimaadaan somaliya waana inay ahaadaan laaji ninkoodii aan qaxootinimo ku iman waa inuu ku soo gala passport

Shirkii masar ka dhacay oo ahaa shirarkii ugu horeeyay waxaa isku af dhaafay cabdulaahi yuusuf axmed iyo cumar macalin cabduaalhi yusuf ayaa dhahay adigu Somali ma tihid ee naga aamus

Shirkii cabdulaahi yusuf lagu dooranayay waxay beesha majeerteen soo bandhigeen in loo aqoonsado dadka somaliyeed ee xuduuda number 7 ka dhaafsan inay noqdaan ama loo aqoonsado laajiyiin ama qaxooti aan muwaadiniin ahayn waxaa arintaasi gaashaanka u daruuray beelaha absame iyo adeerkood iyo beelaha hawiye waxay u soo bandhigeen in dastuurka lagu daro ninklii ugu horeeyay ee ka hadlayna waxuu ahaa muuse suudi yalaxow oo dhahay shirka dhexdiisa somaliya miyaan dhisaynaa mise waan dumaynaynaa hadaan somaliya dhisayno goormaa la rabaa nidaamkii syl in laga saaro meeja ee ahaa somaliya somali baa leh

ka dib hadlkii muuse suudi yalaxow ayaa aad looga taageeray shirkii dawladii inbagaati

Faroole oo aan dhageysanayay qudbadihiisii ugu horeeyay doorashadiisii ka dib waxaa ka mid ahaa erayadiisii

Marka dan somaliyeed laga hadlayo yaan loo yeedhin cid walba oo afsomali ku hadasha sida kuwa Ethiopia degan iyo nfd ayuu dhahay dhamaan waxyaabahaasi waxay tilmaamayaan inay asal ahaan aaminsanaayeen

Laakiin aad waxaan u jeclaaday soo ifbaxa waxa la qarin hayay oo hadaad shegto lagaa beenaysan lahaa sidaani ayay marka ku qurux badan tahay waxyaabo badan oo lagula dhaqmo dadka reer ogadeniya ayaa ah wax laga xishoodo oo aan la qori Karin taasina waxay i dhaxalsiinaysaa inaanan qoraal ku samaynin gumaysi raacnimada asaliga ah ee ay wadaan ma xishoodayaalka indhaha adagi waa in aan laga aamusin laga xishoonin lagana gaabsanin si aad u badbaadiso waxyaabo badan oo ay ku kici lahaayeen nimankan kaadida dhiiga ku dhaqaya.

Waxaan ku soo koobi lahaa dadka reer ogadeniya waa inay isku dayaan inay ka maarmaan ganacsiga ay la lahaayeen waa inay isku dayaan inay xiriirka dhinacwalba leh u jaraan dadka reer ogadeniya waxay helayaan dad soo dhaweeya oo jecel inay wax la qabsadaan maxaa u diidaya inay aadaan gobolada kale.

Siyaasada Ethiopia ee melez hormoodka ka yahay ayaa ah inuu dagaalka ka dhigo mid sida somalida oo kale ah laakiin aad iyo aad ayaan u jeclaystay siyaasada jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya oo ah mid faham dheer ,siyaasad ka yaabisay gumaysiga tigreyga ku dhisan oo aqabali wayday inay waxay dabadhilifyadaa waaweyn ee cade muuse faroole riyaale iwm ay aqbaleen siyaasadaas oo ah in onlf na dababka somaliya ay ka mid noqoto oo melez uu ka soo jiqilaysto aids ababa laakiin fahamka siyaasadeed ee onlf waa mid taariikhi ah waa mid umado dhan carbin kara waa mid ay u baahan tahay cid walba oo dulmani inay adeegsato
Nin somaliyeed ayaan ka dhexlay eray aad ii qanciyay oo ah somaliya waxay u baahan tahay jabhadan oo kale ka dib markuu dhegaystay dhuuxay erayada halgamayaasha jabhada onlf aad ayaan ugu farxay.

Sida runta ah ee uu ninkaasi jabhadana u fahmay isna uu u qaatay runta umadiisuna inay u baahan tahay nidaamkan oo kale u gartay waxaan ku soo koobayaa weedhahan somalida ogadeniyaay jaalayaal ma garateen gumaysigu waxuu yahay.

geesi dhiiranoo gumaystaha fadhiya gayigiisa raba inu gawracoo gaydhanbaanehee
guntanee alloow guushananasii adna noo gargaar
cadawgii gabada godka ugu galoo waa inaad gubtaan
guntanee alloow guushana nasii adna noo gargaar

Maxamed Faarax
siyaarr@yahoo.com

"Qorahay Online waa wehelkaaga Rasmiga ah"

 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright © 1999 - 2009, All rights reserved. Qorahay Online