Tafsiirka
Opinion/Fikradaha
Studio Qorahay
Dagaalkii Ogaadeenya
OHRC
VOA 16 pm GMT
VOA 17 pm GMT
BBC SOMALI
11:00 - 11:15
14:00 - 14:30
16:00 - 16:15
18:00 - 18:30
World News
Reuters Dailly
IRIN Dailly
Somali. Dailly
Daily Nation of Kenya
East African Standard
Audio
Somali Sites
Allpuntland.com
Puntland News Media
Aminarts.com
Banadir Software
BBC Soomaaliya
Dayniile
Dar-alnur.com
Jigjiganet
King-has.com
Hiiraan Online
HornAfrik Online
Kenyan Somali
Malayko Online
Markacadey.net
Ogaden Human Rights
Ogaden Online
Ogaden Student
Ogaden War 1977-1978
puntlandnewsmedia.com
Qaadisiya
Qaranimo.com
Radio Xoriyo
Shabeelle
SomaliTech.com
Somali Irrigation
Somalitalk.com
Somali Weyn
Somaliwide.net
Safaritravels
Somaliantv
SomaliUK.com  
The Ogaden Road  
Wabishabeele
Wardher Online
Waqooyibari.com
Waayaha

Opinion

DHIIBITAANKA HOOYO BISHAARO WAYSHA GOWRAC DIBIGU HAKU QUUS QAATEE !!!
suhayb571@hotmail.co.uk

Sanadihii lixdamaadkii markay xoriyada qaateen laba kamid ah shantii somaliyeed waxaa Axdigii J.somaliyeed lagu Qoray inuu Qofkasta oo somaliyeed Muwadin kayahay J.somaliya ee xorta ah xaqna uleeyahay waxkasta oo Xuquuq ah oo Muwadinku dalkiisa kuleeyahay sida. Waxbarashada, shaqaalanimada, sharciqaadashada, iyo xataa inuu Madaxweyne kanoqonkaro J. Xorta ah isagoo kasoo jeeda gobalada aan xorta ahayn wakhtigaas "Jibouti,Ogadenia,NFD"
Tusaale GS/ bile rafle wuxuu ahaa nin u dhashay ogadenya wuxuna ahaa gudomiye iyo duqmagaalo oo hargeisa xukuma horumar balaadhana kasameeyey hadaad maanta oy tariikhdu tahay 20-feb-2010 dhexmarto hargeisa waxad maqli ereyadan "S. waar wadadan burbursan maxaa loodhisi waayey ? J. Dhegeh dee bile rafle ayaan joogin"
ereyadaas waxa maalin walba isweydiiya wadayaasha Basaska hargeisa iyo rakaabka ay sidaan.

24-jun-77-dii markay ciidamadii xooga dalka somaliyeed Iyo N/hurayaashii WSLF qabsadeen magaaloyinka Wardher,Qabridahareiyo godey, waxaa magaalada Qabridahare duqlooga dhigay GS/ jaamac cali jaamac oo kasoo jeeda W/bari somaliya {Barisamaadkii !dheh} Maantana xaalku waasidee ? sanadkii aynu kasoo gudubney aakhirkiisii ninka Madaxweynaha u ah mamulka P-land wuxuu Afmugii kuyidhi s/Ogadenya & kuwa Nfd maaha muwadinin somaliyeed.

Riyaale iyo maamul ku sheegiisuna wayku waafaqsanyihiin hadalka Faroole, hadayna kaba fogaansho iyo nacayb badnayn (libaaxa ciya ka aamusaa kadaran) Maqaalkaygu madhaafsana
xadgudubka xishood la`aantu weheliso ee lagula kacay Marwo Bisharo Wacdi waxayna lamicnatahay Murtidii somaliyeed ee ahayd "waysha gowrac dibigu haku quus qaate!e" kasokow gefka lagu sameeyey hooyo Bisharo wacdi waxay digniin u tahay dhacdadani dadkayga wali rumaysan in hargeisa tahay magaalo somaliyeed oo lamid ah Godey gaarisa ama jibuuti,
kufogaan maayo waxaase hubaal ah in xadgudubyada joogtada ah ee dadkayga laguhayo
inay imandoonto goor iyo goob lagaga xisaabtamo hadhawaato ama hadheerato
aniguna ma ihi nimay tirada dekanadiisu kagadmen ama ay kalumi

W/Q suhayb571@hotmail.co.uk

 
 
   Expedia
Contact: qorahay99@yahoo.com
Copyright © 1999 - 2009, All rights reserved. Qorahay Online