Blog
Warar

Taliska Ciidamada Uganda oo Sheegay Inay Ciidamadooda Somalia kala baxayaan

Afhayeenka Ciidanka Uganda General Richard Karemire ayaa Wakaalada wararka Shiinaha usheegay inay Ciidamadooda kala baxayaan Dalka Somaliya Afahayeenka ayaa sheegay in La bixitaanka Ciidankooda bilaabayan Bisha December ee Sanadkan,Taliska Meleteri ee loo yaqaan UPDF ee Ciidamada Uganda ayaa isna sheegay inay arrintan qeyb ka tahay Hawgal Ciidamada Amison lagaga saarayo …

1,618 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Dood ay qabatay Oromia Media Network oo ay ka qayb gashay Rooda Ibrahim

Xaaladda cakiran ee ka soo cusbonaatay labada Qowmiyadood ee Somalida Ogaadeenya & Oromia waxaana lagu soo bandhigay arimo aad u badan oo ay ugu weyn tahay dagaalkan yaa sababay yaase ka faa’iidaysanaya dagaalka la dhex dhigay labada qowmiyadood.  HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA OO DHAMAYSTIRATN   1,674 total views, no views today

1,674 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Rag Oromo ah oo Hargeysa & Wajaale laga qabtay kadibna gumaysiga Ethiopia loo gacan galiyay

War Qorahay Media goor dhawayd soo gaadhaya yaa sheegaya rag Oromo ah oo ay maamulka Somaliland qabteen magaalooyinka Hargeysa & Wajaale kadibna gumaysiga Ethiopia ee manaxaanka ah loo gacan galiyay, tirada raggan aya isku darkooda naloogu sheegay 8 mana jirto faahfaahin kale oo ka soo baxday qabqabashaad raggan & sida …

1,170 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii Dhul u tura Q:22aad

Markaan arkay hooyaday iyo walaalkeey oo isku duuban ayaan soo orday oo aan damcay inay hooyo ii sii dayso oo aan laabta si fiican ugu qabsado oo aan ka dhargo, laakiin hooyo iyadaaba ka dhargi wayday meel alla meel aan ka maro ayaan waayey, markaasaan iyagoo isku duuban dusha ka …

331 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ciidamada gumaysiga Ethiopia oo markii labaad Diinsoor isku laayay

Degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayay markii labaad ciidamada gumaysiga Ethiopia dhexdoodu ku dagaalameen, haddaba siduu xaqiijinayo war Qorahay Media soo gaadhay dagaalka hore ayaa markay taariikhdu ahayd 1/11/17 ku dhex maray ciidamada garoonka Diyaaradaha ee Diinsoor. Dqgaalks ayss yimid ka dib markii askari ka tirsan ciidamada gumaysiga uu toogasho …

1,732 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Baraaruga Bulshadda & Barnaamij aad u xiisa badan ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan? Q2

Barnaamijka Baraaruga Bulshadda oo ah mid ka baxay Warbaahinta Qorahay Media qayteeda Muqaalka ee Qorahay Web TV ayaa lagu soo bandhigay cinwaanka ah “ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan?” waxaa barnaamijka si weyn u daadihinaysan Aqoonyahanad Safiya Mohamed & Rooda Ibrahim waxayna ku soo bandhigeen qodob aad muhiim ah Ujeedada magaca …

1,357 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q:21aad

  Marka ay afkiisa ka soo baxday wax i fahansii waxaa markiiba hortayda yimid riyadii aan ku riyooday ee ahayd anigoo dhintay oo la i kanfay oo godka iilka la i dhigay aad buu wadnahaygu u shaqeeyey waayo waxaa go’aan ii ah inaan sun cabo hadii Kaafi idiido intaan runta …

358 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Shirkii Madaxda Soomaalida Muqdisho Uga Socday Oo Maanta La Soo Gabagabeynayo Iyo Qodobo La Isku Mari La,yahay

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo  Madaxtooyadda villa Soomaaliya shirka halkaasi Uga socda madaxda maamul goboleedyadda iyo dowladda Dhexe ayaa waxaa la isku Afgaran waayay qodobada qaar. Shirkan ayaa ah mid dhaafay waqtigii loogu tala galay in lasoo gabagabeeyo, waxaana qodobada la iskumari la’yahay ka mid ah  Sida Ay Xogo Hoose …

352 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dawladda Mareykanka oo shaaca ka qaaday halis ku soo wajahan garoonka Muqdisho

Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin ku saabsan halis ka dhan ah garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya oo soo fool leh. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa lagu yiri “Sababo la xiriira akhbaar ku saabsan halis ka dhan ah shaqaalaha Mareykanka ee garoonka Muqdisho, howlgalka Mareykanka …

1,657 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Jaaliyada Ogaadeenya Germany oo mudaharaad gumaysiga Ethiopia lagaga soo hor jeedo isugu soo baxday

Jaaliyada Ogaadeenya ee dalka Germany ayaa 3/11/17 magaalada Nürnberg ku qabatay mudaharaad balaadhan oo gumaysiga Ethiopia lagaga soo hor jeedo waxayan mudaharadeyaashu ku dhawaaqayeen weedho kulul oo ay ku cambaaraynayaan xasuuqa bahalnimada ah ee gumaysiga Ethiopia uu wadanka Ogaadeenya ka wado, shacabka mudaharaadka isugu soo baxay waxay soo bandhigeen dareenkooda …

1,194 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Shir TPLF walaac hor leh ku riday oo Amxaarada & Oromada Bahrdaar uga furmay

Wararka Qorahay Media ay helayso ayaa sheegaya inay socdaan abaabulo bulsho &  kuwo siyaasadeed oo xididka loogu siibayo kooxda dhiiga shacabka kunaaxday ee TPLF, warku wuuxuu tibaaxayaa  in qoomiyada Amxaaradu y fidiyeen siyiinta & madaxda qowmiyada Oromada islamarkaasna kooxda TPLF aysan ogay waxa socda. Shirka  ay Oromada & Amxaaradu isugu …

1,505 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q :20aad

  Sallin adi daraadaa Hadaan daa’in ka baqayn. Dunidaba ma joogeen Oo waan is daldali laa Dadka hadaana kaa baran Dacartaba ma leefeen. Dulli igama muuqdeen Dadka kamaanan goosteen Sidii aan dayeysnahay Dibadaha ma meereen Dacatina ma qaateen Adna iguma digateen Waji igama dadabteen Silic lamaanan dananeen Xanuun ima diloodeen. …

236 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Baraaruga Bulshadda & Barnaamij aad u xiisa badan ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan?

Barnaamijka Baraaruga Bulshadda oo ah mid ka baxa Warbaahinta Qorahay Media qayteeda Muqaalka ee Qorahay Web TV ayaa lagu soo bandhigay cinwaanka ah “ONLF Maxaad ka taqaan? Yaadse u taqaan?” waxaa barnaamijka si weyn u daadihinaysay Aqoonyahanad Safiya Muxamed & Canab Ducaale waxayna ku soo bandhigeen qodob aad muhiim ah Ujeedada …

1,571 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q :19aad

To:- Sallin From:-Kaafi yare Sallin huuno quruxreey Qalbi saafi kuu ahoo Kuu sida kalgacaloo Kuu tumaya sacabkiyo Naf ku saadaalinaysoo Sawacaaga jecel baa Salaan kuu hibausaye Sallineey ma nabad baa? Sallin quruxda aadmiga Waxay saamayn ku leedahay San ku neeflahoo idil Ooy sababi karaysaa Adna qoodha suurada Dadku uma sinaynoo …

310 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Umado xornimo doon ah sida ree Ogadenya ayaa Caalamka hadheeyay! By- Xaaji M/rashiid

Waxaa la joogaa Duni laga dheehanayo xaalado cajiib ah markaad si buuxda Dhagaha ula raacdo Indhahana ku daawato waxa dhacaya. Aadama waxaa abuurtya Rabiga dhabta ah, wuxuuna kula dardaarmay inay isu naxariistaan, isla markaana ay dhulka dushiisa ka ilaaliyaan wixii fasaad ah. Waxaa dhacda in mararka qaar ay dunidu ku …

916 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ubadka looma barbaariyo inuu iska weynaaddo ee sida Fartuun Qalbidhagax iyo Mrs Julie’s Sanders ayaa loo barbaariyaa by Mujahid Shiekh

Markaan dhuuxay faalada walaashay Fartuun waxaa markiiba igu soo dhacday ama xasuus Iggu reebtay gabadh maalin dhaweyd soo saartay buug aduunka kaga yaabiyay waa Julie’s Sanders, geesinimada, xilkasnimada fahanka danta guud iyo samirka adag ee ay dooneyso iney ku sii noolaato, hamilada iyo hayaannka dheer ee xoriyada loogu jirro xog arruurinta …

1,381 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Deg-deg Gudiga Doorashada Kenya oo ku dhawaaqay in Md Uhuru Kenyatta Guulaystay.

Gudiga Doorashooyinka Iyo Xuduudaha Dalkani Kenya ayaa Daqiiqado ka hor Shaaciyay Natiijada Doorashadii ku Celiska ahayd ee Dalkani Kenya ka dhacday 26-kii Bishan October kadib markii ay Maxkamadda Sare ee Dalkani Kenya laashay Natiijada Doorashadii Hore ee Kenya oo dhacday 8-dii August ee Sanadkan, waxayna Galabta Gudiga Doorashooyinka Kenya ee …

1,244 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Sirdoonka gumaysiga Ethiopia ee Soomaaliya ku sugan oo dhaqaalo xumo soo food saartay

Warar Qorahay Media ka helayso Dalka Somalia ayaa xaqiijinaya Ciidamada Sirdoonka Gumeysiga Ethiopia ee ku sugan Somalia inay dhaqaalo la’aan baahsan soo foodsartay, warkan oo Qorahay Media ka heshay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in labadii bilood ee u dambeyay Sirdoonka gumeysiga Ethiopia ee Soomaaliya ku sugsn aanay wax …

1,075 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q:18aad

Markaan Xagar dheere tagnay waxaan ugu tagnay gabdho xabsiyadii wadanka intay ku soo uuraysteen xagardheere ku dhalay, taasina waxay kordhisay inaan ku samrol waxyeeladaydii oo aan u arko inay basiid ahayd,laakiin kalmadda aan aduunka ugu necbahay ilaa iyo hada waxay ahayd kalmadda kufsi oona rabin inaan maqlo.   Sida caada …

904 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Raaf xoogan oo Jigjiga ka socda & dhalinyaro badan oo meel la geeyay aan war laga haynin

Warar Qorahay Media soo gaadhjay ayaa sheegay raaf xoogan oo magaalada Jigjiga & nawaaxigeeda ka socda dhalinyaro badana lagu qabtay qaar badan oo kamid ahna meel loola kacay aan laga war haynin, sida ay ilo xog ogaal ah QM u xaqiijiyeen dhalinyarada ayaa la doonayaa in ciidan laga dhigo waana …

2,592 total views, 0 views today

Share
Read More