Blog
Warar

Malayshiyada Hawaarinta oo duleedka Shaygoosh dad shacab ah waxyeellooyin culus u gaystay

Warar Qorahay Media gudaha Ogaadeenya ka soo gaadhaya ayaa sheegay fal aad u fool xun oo ay malayshiayda Hawaarintu ka gaysteen duleedka Tuulada Galadiid oo degmaad Shaygoosh ee gobolka Qorahay hoos timaada, sida aanu wararka ku leyano Hawaarintu waxay dhibaatooyin xoogan u gaysteen dad shacab ah oo daganaa meel ay …

1,011 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hay’ada IPI oo sheegtay in Passportka Ethiopia uu tayo beelay in lagu safrana aan la isku halayn karin

Ha’ayada caalamiga ah ee IPI loosoo gaabiyo ayaa sheegtay in Passportka Ethiopia uu tayo beelay islamarkaasna uu noqday ka 3aad qaarada Afrika ugu hooseya waxay hay’addu intaas raacisay inuu Passportka Ethiopia yahay number-ka 184 ee dunida oo sidaas darteedna aan ku safarkiisa la isku halayn karin, hadalka hay’ada IPI ka soo …

1,466 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Kooxo Hawaarin ah oo xadka Ogaadeenya & Waqooyiga Somaliya u dhexeeya ku dagaalamay

Warar Qorahay Media soo gaadhay ayaa sheegaya dagal xoogan oo dhex maray labo kooxood oo malayshiyada Hawaarinta ee askarta gumaysiga lagu dhaaraamo ka wada tirsanaa wuxuuna dagaalku bilowday kadib markii ay koox Hawaarin ah goosteen, sida aanu warka ku helay dagaalku wuxuu ka dhacay duleedka meesha layidhaado Baligubadle oo ku …

2,102 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Khuburo Milatariga & Sirdoonka dalka Masar ka socota oo Hargeysa tagay & gumaysiga Ethiopia oo ka cadhooday

War Qorahay Media goor dhawayd soo gaadhay ayaa sheegaya khuburo ka socota Milatariga & Sirdoonka dalka Masar oo magaalada Hargeyas soo gaadhay islamarkaasna kulamo la yeeshay madaxada Milatariga & Sirdoonka Maamulka Somaliland, sida aanu warka ku lenay socdaalka khuburada Masar ay Hargeysa ku tageen wuxuu ahaa mid sii qorshaysnaa waxaana …

1,945 total views, no views today

Share
Read More
Warar

WAXAAD MAANTA DAN MOODO OO BARRI KUU DARANBAA JIRA

Federal iyo waxa loogu yeero is maamul goboleed maslaxo uma aha ummadda soomaaliyeed,waa fikir soo galooti ah oo loogu talo galay in dhibaatada dadka Soomaaliyeed aysan Dhammaanin, mar walbana ahaato xaalad waji cusub loo Sameeyo Si aysan meesha uga bixin ama usoo af jarmin danaha lagu naas nuujinayo dadyowga kale. …

288 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii Dhul u tura Q.16aad

Maanta waxaa la gaadhay maalinkaan isbitaalka ka bixi lahaa cid isugaysa oo isbitaalka iga saaraysa ma jirto, baabuur ii balansanna ma jiro, cid iiga horaysa guriga aan u socdo oo i caawinaysaa ma jirto waa aniga kaligeey iyo allahay. Magaalada wax ehel ah dhankay doonaanba ha ka soo jeedeene oon …

294 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q:17aad

Sheekadan inta danbe waan soo koobayaa hada waqtigan aan joogo sidaan hore isiinku sheegay waxaan ahay qof bislaaday oo aaminsan inay dhibka la noolaan karto. Waxyaabaha i barayna horaan idiimla wadaagay marka laga reebo Ismahaan oo ahayd qofkii ugu horeeyey een muddo dheerba la noqdo saaxiib oo idareensiisay inaan nasiib …

303 total views, no views today

Share
Read More
Warar

WAXAAN LA HADLAYAAA DHALINTA OGAADEENYA GUDO IYO DIBADBA

Waxlaqaadan karo maaha inaad dalkaaaga iyo cidaada Hooyo Cabsi iyo walwal kujoogto waxlaqaadan karo maaha in wiilyar ootigray ah misna aan xalaal kudhalin misna hanjafle gabdhihiina kugu horkufsadaa waxlaqaadan karo mahaa inaad habeenkasta dhawaaqa gabdhaheena yaryar ee xabsiyada lagu  faraxumaynayo iska dhagaysanaa Wax laqaadan karo maaha inaad jidadka mariwaynaa cabsi …

381 total views, no views today

Share
Read More
Warar

CWXO oo dhaqdhaqaaq xoogan wada dhoolo tusyana sameeyay

Warar Qorahay Media soo gaadhay ayaa sheegay in Ciiddanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ay dhaqdhaqaaq xoogan maalmahan wadaan, sida ay wararku nagu soo gaadhayaan CWXO ayaa meelo badan oo Ogaadeenya kamid maalmahan dhoolo tusyo ka sameeyay. Ciidanka gumaysiga Ethiopia ee niyad jabsan oo aan xeryaha ay Ogaadeenya ka daganyihiin su caadi …

1,459 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dagaal ciidanka gumaysiga Ethiopia u dhexeeya oo gobolka Cafarta ka dhacay

Warar Qorahay Media soo gaadhay ayaa sheegaya dagaal khasaare gaystay oo ciidanka gumsysiga Ethiopia gobolka Canfarta ku dhex maray, sida aanu wararka ku helayno daagaalka waxaa iskaga hor yimid ciidanka gumaysiga ee qowmiyadaha u kala miirmaya. Dagaalkan oo saacado socday waxaa ku dhintay askar & saraakil badan wuxuuna ka dhacay …

370 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo booqday Xerada Ciidamada Darawiishta Jubbaland

Kismaayo 26 Oct2017 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Xerada Ciidamada Darawiishta Jubbaland ee deegaanka Buulo-Guduud oo qiyaastii 30km dhinaca waqooyi ka xigta Magaalada Kismaayo. Madaxweynahu wuxuu halkaas kula hadlay Ciidamada oo u diyaar garoobaya hawlgalo Al-Shabaab lagaga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe iyo …

1,524 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q:15aad

  Xaaladdu markay halkaas joogto subixii 1aad ee ay daawooyinku ii bilawdeenba aniga iyo hooyaday waxaan isla qorshaynay 2 qodob midi wuxuu ahaa inaan helo qol kiro ah maadaama hada aan qaliin galayo, kan 2aadna wuxuu ahaa bal inaan walaalkey lala hadalo oon xogtiisa ogaano. Waxaan ku hor maray qolkii …

350 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hambalyo meherka Maxamed Cabdikariim Qalbidhagax & Naciima Macalin Siraad

Hambalyo hambalyo hambalyo waxaanu halkan tahniyad farxadeed oon la qiyaaso karin kuga diraynaa Maxamed Cabdikarim Sheikh Muuse ( Maxamed Qalbidhagax) & marwadiisa Naciima Macalin Siraad oo maanta meherkoodo magaalada Kismaayo ka dhacay, hadaba dhamaan hawlwadeenada Qorahay Media daafaha caalmka ku baahsan waxay habalyo aan al soo koobi karin u dirayaan …

1,433 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dhaqaalo xumada Ethiopia ka jirta oo Ogaadeenya siweyn looga dareemayo

Warar Qorahay Media soo gaadhay ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan cunno yaraanta & dhaqaalo xumada baahasan ee Ethiopia kusii kordhaysa waxaana la sheegayaa in ay arrintu sii xumaatay kadib markii ay ganacsato faro badan waddanka iskaga baxeen hantidoodiina dibadaha gaysteen, hadaba dhaqaalo xumada guamysigu la daalaa dhacayo ayaa si …

999 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Gumaysiga Ethiopia oo rag culimo ah Jigjiga ku xidhxidhya

Warar Qorahay Media soo  gadhay ayaa sheegaya rag culimo ah oo Jigiga kagu xidhxidhay, culumada la xidhxudhay waxaa kamid ah sheikh caan ah oo layudhaado Sheikh Muxyadiin  Sheikh Maxamed oo guud ahaan Ogaadeenya laga yaqaano gaar ahaan gobolada Sabeele & Faafan caan ka ah Sida uu warku nagu soo gadhay …

1,145 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo kale shiiki balaadan so kala dheex galay.

Wararka Qorahay Media soo gaadhay ayaa sheegaya xaaladda gumaysiga Itoobiya in ay gaadhay meel aad u foolxun ayaga oo Saraakiisha Ciidanka uu soo kala dhex galay kala shaki aad u badan qaarkaadona xilalkii laga qaaday qaarana baxsadeen. Waxaana soo gaadhay in xililkodi laga xayuubiyay 1, Bergade Ganaral Shume Abdita oo …

1,574 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q:14aad

Markii ay akhbaartaasi ka timid Naftii hurihii walaalkay ahaa aad baan ugu farxay waxaana mar kale soo noolaatay rajadii nolosha, inkastoo wali ayna ii muuqan mustaqbalkii rajadayda ee ahaa inaan guursado oon ilmo dhalo hadana caafimaadkayga rajo ayaa iiga muuqatay iyo inaan iska noolaan karo. Waxaa xusuusin mudan 2 arimood …

237 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hambalyo Fartuun Daahir & Cabdiraxmaan Suciid oo gabadh udhalatay

Hambalyo hamablyo hambalyo waxaanu hambalyo kal & laab ah u diraynaa halgameyaasha Fartuun Daahir Cabdi & Cabdiraxmaan Siciid Daahir oo ay gabadh ugu dhalatay dalka Australia gaar ahàan magaalada Melbourne ee gobolka Victoria Gabadha waxaa loo bixiyay Sumaya Cabdiraxmaan waxaanan leenahay ilahay ha barakeeyo hana ka dhigo saalixad baarriyad ah …

611 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ardayda Jigjiga wax ka barata qaar kamid ahaa oo si qasab ah Garab-Case loogu xareeyay

War Qorahay Media hadda soo gaadhay ayaa sheegaya dhalinyaro faro badan oo Ogaadeenya laga uruurinayo sida uu warku nagu soo gaadhay dhalinyaradan oo la doonayo in si qasab ah lagu ciidameeyo intooda badan waxaa laga soo uruuriyay magaalada Jigjiga, dhalinyaraan ayaa naloo sheegay in 100 kii ugu horeeyay lagu shubay …

1,709 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Cunno yaraan xoogan oo Ogaadeenya ka jirta & dadkii ganacsatada ahaa oo hawlgab laga dhigay

Warar Qorahay Media gudaha Ogaadeenya ka soo gaadhay ayaa sheegaya in ay jirto cunno yaraan xoogan oo dhuka Ogaadeenya ku siii badanaysa waxaana la sheegayaa in ganacsiga Ogaadeenya loo xidhay hal shirkad oo magaceeda naloogu sheegay Elsii, sida la sheegay shirkadan waxaa leh Cabdi Iley dhamaan ganacsatadii dibada wax ka …

582 total views, 0 views today

Share
Read More