Blog
Warar

Maamulka Hargeysa oo dhalinyaro Ogaadeenya u dhalatay gumaysiga u gacan galiyay

Wararka laga helayo magaalada Gabiley ayaa sheegaya 4 wiil oo Ogaadeenya ka soo jeeda in gumaysiga Ethiopia loo gacan galiyay. Maamulka Hargeysa oo ku caan baxay ka hiilinta shcabaka Ogaadeenya ee dulman  ayaa mudo dheer ku hawlanaa qabqabashada dad shacab ah oo si ehelnimo ah gobolada maamulkaasi ka arrimiyo. Sida …

11,887 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xog Xaaladda Itoobiya oo kasiidar moyaane aan ka soo rayn lahayn

Wararka Qorahay Media ka helayso gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in ay Itoobiya xaqiiqada dhabta ah oo aynan marnaba dhaafi karin. Guud ahaan shacabka aynan matalin xukuumada Tigreega ayaa diidmo cad  kala  hor yimid   sida     qowmiyadaha Oromia, Ahmaara iyo shacabka Soomaalida Ogaadenia ayaa jawaab isku mid ah     siiyey Taliska  Tigreega oo …

9,850 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xog Maxaa ka Jira In Alshabaab Weerar Culus La Maagan Tahay Xarunta Xalane?

Xog la helay ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay qorsheynayaan iney weerar Qaraxyo ah kuq aadaan xarunta ugu sareysa Taliska AMISOM ee Xalane. Warkan ayaa leysla dhexmarayaa xarunta Xalane,sida ay nala wadaageen Saraakiil ciidan Oo Soomaali ah oo ka shaqeeya xaruntaasi. Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ee ku shaqada leh …

25,665 total views, no views today

Share
Read More
Warar

CWXO oo dhaqdhaqaaq xoogan wada & dagaalo gumaysiga khasaare lagu gaadhsiiyay oo Ogaadeenya ka dhacay

Warar gootdhawayd gudaha Ogaadeenya naga soo gaadhay ayaa sheegay in ay socdaan dagaalo saf balaadhan ah oo u dhexeeya Ciiddanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (CWXO) & askarta gumaysiga Ethiopia ee Ogaadeenya doolka ku ah, sida ay wararki nagu soo gaadhayaan 3 dii maalood ee ugu dambeeyay waxaa dhacay dhawr dagaal oo …

37,793 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Jaaliyada Ogaadeenya ee San Diego oo shir hawleed isugu timid

Jaaloyada Ogaadeenya ee magaaada San Diego ee goblka California cariga Maraykanka ayaa galamta shir hawleed muhiim ah isugu tomid, shirka waxaa lagaga arrinsanayay hawlaha Jaaliyada u yaal sidoo kale waxaa dib u eegis lagu samaynayay waxyaabaha u qabsoomay. Qodobada shirka lagaga hadlay waxaa kamid ahaa dardar galinta taageerada ay jaaliyadu …

35,030 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Gumaysiga Ethiopia oo dad shacab ah meelo kala duwan ku xidhxidhay

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Jarar ayaa sheegaya ayaa sheegaya dad shacab ah oo meelo gobolkaas kamid ah lagu xidhxidhya islamarkaasna hanti laga noobay, sida aanu wararka ku helay waxaa dad shacab ah lagu xidhxidhay magaaalada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar waxaan magaciisa helay Yuusuf Daa’uud oo magaaalada Dhagaxbuur caan …

17,029 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hawlwadeemada Jaaliyada Ogaadeenya ee Edmonton oo kulan isugu yimid

Kulan aad muhiim u ah ayey isugu yimaadeen hawlwadeenada jaaliyada magaalada edmonton, waxaana furay kulanka gudoomiyaha jaaliyada mudane faarax Mursal wuxuu halkaa ka warbixiyey jaaliyada iyo wixii u soo qabsoomay mudadii u dhaxaysay labada shir wuxuuna halkaa ku soo bandhigay wax qabad dhab ah oo ay jaaliyad u ku talaabsatay. …

3,668 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Jeelka lagu ciqaabo shacabka ee Jeel Ogaden maxaad kala socotaa

Jeelka weeyn ee magaalada Jigjiga ku dhex yaala ee loo yaqaan Jeel Ogaden sheekadiisa kuma cusba dadka Soomaaliyeed meel kasta oo aay joogaan dhaqamadiisana waxaa ka mid ah in lasoo xidho qof haween ah oo heysata laba caruur ah kadibna hooyadii iyo caruurtiiba jeelka la isugu keeno mudo badana halkaas …

7,474 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Maamulka Afgooye Kana Cabanya Mushaar La.aan

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa milateriga Soomaaliya ay la wareegeen dhinaca amniga iyo dhaq dhaqaaq degmadaasi. Waxaana la sheegay in uu hakad ku yimid gaadiidkii isaga kala gooshayay gudaha magaalada Afgooye ee gobolkaasi Shabeelaha Hoose. Ciidamada ayaa ka cabanaya …

11,376 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Qoramadda Duljogso: Xaaladda Itoobiya Gunaanad seeg ah good dheerna ku dhacday

Waxaa mudooyinkii dambe si weyn isu soo tarayay qayladhaanta ka soo yeedhaysa qowmiyadii tirada yareed ee Itoobiya ku amar ku taagleenaysay ee Tigreega kuwaas oo moodayay in ay waligood haysanayaan dalka Itoobiya ee dhaqanka & taariikhda u leh is cabudhinta & in qolo walba qoladda kale ku amar ku taagleyso. …

11,738 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Waydiinta Qorahay Media: Halgamaagu goormu dagaalka gumeystaha ka nastaa

Qormada waydiinta Qorahay Media waxaanu kusoo qaadanaa su’aalo kala duwan oo khusaya dhinacyada Aqoonta, waddaniyada, kuwo khuseeya hooseynta gumaysiga Ethiopia & colaada soo jireenka ah ee somalida & Ethiopia ka dhaxaysa, sidoo kale waxaanu kusoo qaadanaa weydiimo & jawaabahoodii oo wada socda kuwaas oo fariin u diraaya maanka akhristeyaasha QM …

4,895 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Duufaantii Qalbi Dhagax Oo Mar Kale Ku Dhufatay Danbiile Sanbaloolshe

Nuur Iidow Beyle ayaa ku guuleystay doorashada kursiga Xildhibaan Golaha Shacabka ee Beesha Cali Madaxweyne, kaddib markii wareegii labaad uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu helay 24. Tirinta cododka wareega labaad ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo natiijada horudhaca ah ay muujineyso in Nuur Iidow Beyle ku …

16,219 total views, no views today

Share
Read More
Warar

MD Farmaajo Oo Qudbad Adag Ka Jeediyey Shirka Midowga Afrika Ee Addis Ababa

Madaxweyne Farmaajo Ayaa Qudbad Qiimo Badan Wuxuu Ka Jeediyey Shirka Midowga Afrika Ee Addis Ababa Ka Socda Shirka 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Gumeysiga Itoobiya. Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galaya Madax Fara Badan Oo Afrikaan Ah Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku bilaabay mahadcelin …

15,522 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Warshado gumaysiga Itoobiya xaraashay

Taliska TPLF oo maanta gabi ahaanba la xaraashayo warshadaha Itoobiya waxaa kamid ah warshadaha la xaraashayo warshadii Sonkorta ee ku taal gobolka oromia.   Arimahan waxaa la la xiriirinayaa rajo la’aanta soo wajahday xukuumada Tigreega oo aay rajadii aay ka lahaayeen in aay xukunka sii heeystaan aay soo dhamaanayso. Dhi …

23,541 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xaaladda Itoobiya oo ka siidaraysa Warshado la xidhay & Guryo la gubay

Wararka Qorahay Media ay ka helayso magaaladda Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dabka la qabadsiiyay guro ay lahaayeen qowmiyadda Tigreega kuwaas oo ku yaalay dhulka Amxaarada. Wuxuu warku intaas ku darayaa dad cadhaysan ayaa dab qabadsiiyay xaalad ay deganayeen dad Tigreega. Dhanka kale waxaan albaabada loo …

11,817 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Abdi Ileey iyo Mohamed Rashiid oo is khilaafay

Warar hordhac ah oo hadda soo gaadhay Qorahay Media ayaa sheegaya in uu soo kala dhexgalay khilaaf xoogan labada nin ee kala ah Abdi Iley iyo Mohamed Rashiid Sheikh Afhayeenka Baarlamaanka oo labadooduba u ah horjoogayaal gumaysiga Itoobiya. Warku wuxuu sheegayaa arinta ugu weyn ee uu khilaafkoodu ka dhashay in …

18,290 total views, no views today

Share
Read More
Suugaanta

Dib u milicso Gabaygii Dhalinyaro & Abwaanad Rooda Ibrahim C. Gurey (Afjano)

Gabayga Dhalinyaro oo kamid ah kuwa ugu caansan ee ay horaan curisay Abwaanad Rooda Ibrahim C. Gurey (Afjano) ayay si weyn ugu gubaabinaysaa Dhalinyarada ayada oo cadaynaysa faa’iidooyinka ay dhalintu bulshadooda u leeyihiin & kuwa u istaagan xoraynta dalkooda sida ay uga niib kenaan. Waxayna si gaar ah u tilmaamaysaa Naftood …

16,920 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Dhaanto Cusub oo macaan Dhanaan & Godey ubad yaa kuugu dhala dhayda geela & caano kula dhamoo dheeha yaa kaa dugsada

Dhaanto macaan oo maraysa gobalada Ogaadeenya waxayna dhaantadan muujinaysaa sida ay u jeclaan lahaayeen labo is jecel ayaga oo xor ah in ay ku dalxisaan dhulkaas Ogaadeenya. “Dhanaan & Godey ubad yaa kuugu dhala dhayda geela & caano kula dhamoo dheeha yaa kaa dugsada” dhaantadan waxay cadayn u tahay sida …

19,463 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Nin Kenyan Ah Oo Sodohdii Toorri Ku Dilay Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

Nin Ka soo Jeeda Degaanka Limuru ee ismaamul Goboleedka Kiambu ee Gobolka Bartamaha Dalka Kenya ayaa Waxaa uu Dilay Haweeney Sodoh u aheyd oo Da,deeda Lagu Sheegay 83 Sano Ka Hor inta uusan isku Dayin in uu isdal dalo. Dhacdadaan ayaa Waxaa ay Ka Dhacday Tuulada Gichiengo oo Hoos Tagta …

15,041 total views, no views today

Share
Read More
Faallo

Kala yaaca & kala haadka Taliska Adis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + Maanso- By: Xaaji M/rashiid

Dalka sii dumaya ee itoobiya ayaan maanta gudaha u galayaa anigoo kawar bixinaya xaaladaha hoose intaan ka ogahay. Warbixinada lugtu waxay sheegayaan xaalado adag oo uu wadankaasi wajahayo. Guud ahaan waa lala socdaa inuu yahay wadan foolanaya oo sidkiisii dhamaaday. Sidaan ognahay wax foolanaya haduuna helin gurmad caawiya inuu silcayo …

14,577 total views, no views today

Share
Read More