Blog
Warar

Shirki Maanta Golaha Wasiirada Jubaland Iyo Dhowr Qodob Oo Lagaga Dooday

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Golaha waxaa maanta loo qaybiyay Laba Hindise Sharciyeed oo kala ah Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqaalaha Ra’yidka ah iyo Hindise sharciyeedka dhismaha gudiyada Shaqaalaha Ra’yidka ah kaas oo uu soo diyaariyay …

8,480 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Alshabaab Oo Shaacisay Magaca Sarkaal Ay Maanta Ku Dileen Qarax Gudaha Muqdisho

Qarax Maanta Ka Dhacay Agagaarka Tarbuunka Ayey Al Shabaab Sheegteen Inay Ku Dileen Sarkaal Ay Muddo Badan Goobayeen Sida Ku Cad War Alshabaab Ka Soo baxay  Uu Sheegayo Ayaa Ka Badalan Sida ay sheegayeen Warar Hordhac Ahaa in qaraxa uu ahaa miino lagu xiray derbiga guri halkaas ku yaalla ayaa …

6,147 total views, no views today

Share
Read More
Faallo

Faallo: Camma iyo Watiiniyo, Cabasiyo Wasaafaad, Caadilkaa lakaashoo, kuciqaab Wayaanaha- Waa gubaabada cusub ee JWXO/ONLF By- Xaaji M/rashiid

Marka hore waxaan akhristayaasha sharafta leh usheegayaa inay miiska ii yaaleen diyaarinta maqaalo kala duwan, isagoo xaalku sidaa yahay ayaan daawaday baahintii Ilays TV ee ciidanka xoreynta Ogadenya ee 23 bishan aynu kujirno. Taasi waxay keentay inaan si wayn ugu faraxay aragtida cududa ciidanka gobanimo,doonka, sidaas darteed waxaan go’aansaday inaan …

5,630 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Shariif Sakiin Oo Bareejeeyey Farmaajo Safar Halis Ah Oo Dhulka Ahna Ku Tagey Bardaale

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay degmada Bardaale oo Baydhabo ujirta ku dhowaad 60-KM. Safarka uu Madaxweynaha ku tagay Bardaale ayaa waxaa ku wehlinaya Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil Ciidan oo isugu jirta Ciidanka Dowladda, Ciidanka Koonfur Galbeed …

7,104 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Taliyihii Booliska Degmada Galdogob Oo La Dilay Iyo Raggii Dilka Geystay Oo La Qabtay

Ciidamo katirsan maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay dileen Taliyihii ciidanka booliiska degmada Goldogob ee gobolka Mudug, kadib markii ay ka shakiyeen gaari uu watay .   Ciiidamo ku sugnaa kantaloolka laga soo galo Deegaanka Buur-Saalax ayaa toogtay taliyaha booliiska Degmada Gal-dogob, waxa ayna ciidankan rasaas xoogan oodda uga …

6,816 total views, no views today

Share
Read More
Warar

DEG DEG: Kacdoonkii Dadweynaha Ethiopia oo ka bilowday Gobolka Uraagada.

Wararka hadda soo gaadhaya Qorahay Media ayaa xaqiijinaya in kacdoon aad u wayni ka bilowday magaalada Walkite ee gobolka Uragada (Gurage Zone) oo ka tirsan ismaamulka Shucuubta Koonfureed ee loogu yeedho Dhabuub. Mudaharaadkan ayaa hadda ka socda magaaladaasi iyadoo la sheegayo in isusoo bax aad u balaadhan u hada ka …

5,029 total views, no views today

Share
Read More
Faallo

Duljoogso: Xoriyada Ogaadeenya waa furaha xalka & nabada Geeska Afrika

Sida lawada ogyahay waxaa Geeska Afrika ka socda guluf colaadeed & hardan siyaasadeed oo mudo dheer soo jiray wajiyo & maraaxil kala duwana soo maray, loolanka ugu weyni wuxuu mudo dheer u dhexeeyay umada Soomaaliyeed oo assal ahaan dad qabweyn ah & gumaysiga Ethiopia (Abasiniya) oo ku caan baxay damacwaalan …

3,143 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ururka OYSU oo kulan muhiim ahi usoo gabagaboobay

Ururka dhalinyarada & ardayda Ogadenia ee OYSU ayaa kulamo maamlmo socday kuyeeshay khadka isgaadhsiinta .kulamadaas oo ay kasoo qayb galeen xubno matalayay qaybaha ururka dhalinyarada kuwaas oo ah xubnaha haldoorka dhalinyarada oo isugu jira maamul&xubno door ku leh ururkaba. Ayaa waxay si mug leh kulamadan oogaga doodeen arimo badan oo …

3,973 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Caruur Alshabaab Carbineysay Oo Ay Dowladdu Soo Badbaadisay Oo Xalane Si Xun Ugu Dayacan

Hawlgal ciidamada dowladda Federalka Somaliya ay ku qaadeen 19-kii Bishan deegaanka Jiliyaale ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxaa lagu soo furtay caruur dowladda ay sheegtay in Shabaab ay tababarayeen. Wasiirka Warfaafinta Somaliya ayaa Warbaahinta u sheegay in dowladda Somaliya hawlgalkaasi qorsheysan ay ku soo furatay 30 caruur ah oo Shabaab …

3,740 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Mareykanka Oo Shaaca Ka Qaaday Xilliga Uu Safaaradiisa Israiil Qudus U Soo Wareejinayo

Madaxweyne Ku Xigaha Mareykanka Ayaa Kaga Dhawaaqay Qudus In Safaaradda Dalkiisa La Soo Wareejin Doono 2019ka Mr Pence ayaa arrintan ku dhawaaqay xilli uu khudbad u jeedinayay baarlamaanka Israa’iil. Intii uu khudbadda jeedinayay ayaa waxaa muddo kooban hadalkiisa carqaladeeyay koox xildhibaano asalkoodu carab yahay oo ka soo horjeeda go’aanka Mr …

5,338 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ciidamada Lugta Ah Ee Turki Oo Gudaha U Galay Deegaano Waqooyi Syria Ah Guulana Ka Sameynayo

Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Maanta gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal. Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaadhan oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii Madaxweyne …

9,673 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Yaa Masuul Ka Ah FashilkaIyo Fowdada Dowlada Farmaajo? Wax Ka Ogow

Dad badan ayaa la yaaban isbedallada iyo fowdada ka dhex jirta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Masuuliin Badan Xilka zlaga Qaaday Halka Ay Qaar Kale Iyagu Iska Casileen Xilalkoodi Xogta aan helnay ayaa caddeneysa cidda qaska ku haysa dowladda Farmaajo, waxayna dad badan aaminsan yihiin …

10,019 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Alshabaab Oo Wadada U Galay Ciidamo Koonfur Galbeed Ka Tirsan Iyo Khasaare Ka Dhashay

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya degaano ka tirsan Gobolka Baay dagaal khasaare dhaliyay ayaa waxa uu dhex maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab. Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa weerar jidgal ah u dhigay Ciidamo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur …

7,320 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Basasha oo la ogaaday in cudurrada qaar looga hortagi karo sida Qaaxada

Nooc ka mid Basasha ayaa la ogaaday in laga sameeyo dawada looga hortago cudurka qaaxada, sida lagu sheegay daraasad cusub oo la sameeyay. Cilmi baarayaasha ayaa sheegay in maaddooyin ku jira basashan oo lagu magacaabo Persian in ay xitaa gacan ka geysan karto daweynta nooca qaaxada ee adkaysiga u leh …

3,378 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Deg Deg : Ciidamadii la wareegay Xarunta Gobolka Banaadir oo maanta lagu wado in laga saaro

Ciidamada kala duwan ee habeen hore la wareegay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee dowladda hoose ayaa lagu wadaa in maanta laga saaro, si howlaha maamulka ay caadi ugu soo laabtay, kaddib markii la soo afjaray xiisadii siyaasadeed ee ka taagneyd Gobolka Banaadir. Ciidamadan oo isugu jiray kuwa nabadsugida iyo Ciidamada …

3,227 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Kulan muhiim ah kala Warqaadasha Xubnaha Jaaliyadda Ogaadeenya Minneapolis & Madaxda JWXO.

Jaaliyada Ogaadeenya ee magaalada Minneapolis ee wadanka Maraykanka ayaa shir balaadhan oo aan loo kala hadhin isugu timid, waxaana kulanka kasoo qayb galay mas’uuliyiin katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO. Shirkan oo ahaa mid siwayn loosoo agaasimay ayaa ahaa shir jaaliyada loogu warbixinayay, waxayna madaxdii JWXO ee kulanka soo xaadiray …

2,552 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Duljoogso: Maalmaha Gumeysiga  & Macaanka Xornimada Mid uma dhaxayso

Ogadenya sannado badanbaa gumeysiga Ethiopia ka geysanayaa tacadiyo kala duwan dhamaantod uu uga gol leeyahay ogoleysinta gumeysigiisa si uu u fuliyo damacisa doorinta iyo dabar jarka ku saleysan, intii ay Ogadenya kujirtay gacanta gumeysiga marxalado kala duwan  ayaa martay dhamaantodna isla waayo gumeysi ah,Ogadenya mar aan sii fogeyn Ethiopia waxay …

1,967 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dagaalo Beeleed ka qarxay Gobalka Sanaag oo khasaaro gaystay.

Wararka Qorahay Media ka soo gaadhaya Gobalka Sool ayaa sheegaya dagaal ka bilwodey deegaanka Ceel Afwayne ee gobolka Sanaag ayaa wuxuu u dhaxeeya laba beelood oo deegaankaasi horay ugu dagaallamay. Sida warku sheegayaan dagaalkan wuxuu sababay dhimasho & dhaawacba waxaana la sheegayaa in uu ku faafay meelo kala duwan oo …

2,854 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Amiin Caamir oo sawir ka sameeyay Yariisoow

Farshaxamayste Amiin Caamir ayaa muqaalkan macnaha badan leh ka sameeyay Yariisoow una Hambalyeeyay.   Qorahay Media 3,305 total views, 0 views today

3,305 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Yariisow Faraamjje wuxuu u magacaabay gudoomiyaha gobalka Banaadir Away Qalbidhagax?

Dawladda Somaliya ee uu madaxa ka yahay Mohamed Abdullahi Farmaajo taageero miyay iga rabtaa mar hadii uu muwqifkeedu yahay sidan. Waxay dawladda Somaliya cadaysatay cadaawadda ay u hayso shacabka Gobanimo doonka ah ee u dagaalamaya xoreynta Ogaadeenya oo mudo badan shacabkaas soo dulsarnaa. Waxay dawladda Somaliya ku wareejisay Itoobiya Mudane …

5,379 total views, no views today

Share
Read More