Blog
Warar

DP World: Heshiiska Berbera Muqdisho Waxba Kama Qaban Karto, Xil. Odowaa: Midnimada iyo Madax-bannaanida Soomaaliya waa Lama-taabtaan

Wareysi uu Telefishinka Dubai siiyay maareeyaha shirkadda DP World Sultan bin Saliim ayuu ku sheegay in go’aanka dowladda federaalka ah ay uga hortimid heshiiska Berbera aanu khuseyn iyaga, Somaliland-na ay tahay dowlad madax-bannaanayd muddo 28 sano ah oo go’aan leh, isla markaana ay ka jirto dimuqraadiyad, mashruucanna uu ansixiyey Baarlamaanka …

6,696 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Jaaliyadda Ogaadeenya Texas oo qabatay Baroordiiq Maalinta xasuuqa Ogaadeenya

Waxaa xaflad loogu baroor diiqayay maalinta xasuuqa Ogadeniya lagu qabtay gobolka Taxes ee wadanka Maraykanka gaar ahaana faraca Nagodoches, kulan ayaa waxaa soo abaabulay jaaliyada Ogaadeniya ee ku dhaqan Nagodoches waxaana kaso qayb galay xubnaha Jaaliyada. Kulankan ayaa waxaa lagu furay sidii caadada inoo ahayd wacdi diini ah iyo aayado …

7,584 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Isbadalka Siyaasadeed Iyo Midka Bulsho ee Ethiopia ka socda maxaa sababay?

Sida la wada ogyahay waxaa soo kordhay  aalad  ama technolagy  qof ku  uu  si fudud  kula socdo Xaaladaha ka jira daafaha  caalamka  oo dhan   sidaa  darteed  shacuubta  la gumeeysto wakhtigii hore waxa  ay  ku jireen Jeel Ama Xabsi dusha  ka  banaan  oo   aysan  waxba   kala  socon karin. Xoriyada Iyo dhowrista  …

9,279 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Gawaaridii Jaadka Iyo Khudaarta keeni jirtay Magaalada Jigjiga oo Oromadu Joojisay.

Wararka naga soo gaadhaya Ogaadeenya gaar ahaan Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya In Maanta Magaaladaasi Jigjiga ay Go’doon ka tahay dhanka Wadada Baabili ka Timaada taas oo ay Gooyeen Qoomiyadda Oromada. Sida ay Qorahay Media U Sheegeen Ilo Wareedyo ku sugan Magaalada Jigjiga Maanta dhinaca Oromada wax baabuur ah oo kasoo …

7,038 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Maalinta xasuuqa Ogaadeenya oo Minnesota laga xusay & Abwaanad Rooda Afjano oo ka qayb gashay

Shir balaadhan oo aan loo kala hadhin ayaa lagu qabtay magaalada Minnesota ee dalka maraykanka. Shirkan ayaa waxaa soo abaabulay Jaaliyadda Ogaadeenya ee dalka Maraykanka waxaana ka soo qaybgalay masuuliyoonta Ururka ONLF waxaa kale oo ka soo qaybgalay qaybaha ay jaaliyaddu ka kooban tahay. Waxaa kale oo shir ka soo …

8,706 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Daawo Muuqaalka Xaasaska Iyo Caruurtii Halgame Cabdikariin Sh Muuse Qalbidhagax.

Halgame Cabdikariin Sheekh Muuse Cismaan (Qalbidhagax) oo ay Sanadkii Hore ee 2017 Xukuumadda Villa Somalia si Sharci darro ah Ugu Gacangalisay Dowladda Gumaysiga Ethiopia haatan ku Xidhan Xabsiyada Gumaysiga ee Addis Ababa ayaa waxaan Booqanay Labadiisii Xaas Iyo Waliba Caruurtiisii oo haatan ku Nool Magaalada Garissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi …

5,405 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Faraca Gobalka Hessen ee Jaaliyada Germany oo shirkoodi bilaha aha isugu yimid.

Jaaliyadda Ogaadeenya ee Gobalka Hessen ee Dalka Germany ayaa shirkoodi bilaha ahaa Maanta isugu Timid. Waxaana Kulankan ay Jaaliyaddu si wayn Ugaga hadashay Xasuuqa Ogadeniya iyado la xusayey bisha ay Rer Ogadeniya Bisha Xasuuqa shacabkeena u yaqaanan ee February (Ogaden Massacre Day). Sidoo kale waxaa Shirka lagaga hadlay fikir is …

5,675 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Roobkii Gu’ga oo si fiican Uga Curtay Ogaadeenya.

Wararka naga soo gaadhaya Ogaadeenya ayaa sheegaya in Deegaano badan oo kamid ah Dhulka Soomaaliyeed ee Ogaadeenya uu ka Curtay Roobkii Gu’ga isla markaasna uu si fiican uga Da’ay Meelo badan oo adanka kamid ah. Meelaha uu Roobku sida Fiican Uga da’ay waxaa kamid ah Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka …

4,667 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xaaladda Itoobiya oo ka sii daraysa laguna baaqay banaanbayo cusub

Ethiopia maanta waxaa saf loogu jiraa gadashada raashinka iyo cuntooyinka daruuriga ah kadib markii ay hogaamiya yaasha kacdoonka ay maanta ku baaqeen in laga bilaabo maalinta isniinta ah la sameeyn doono shaqo joojin dalka oo dhan ah iyo isu soo baxyo looga horjeedo Taliska TPLF dhinaca kale waxaa bur buray …

4,357 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Baraaruga Bulshadda Away maxaabiistii lalahaa waa la sii daayay?

Barnaamijka Baraaruga Bulshadda Somaliyeed oo ah Barnaamij lagu falanqeeyo xaaladaha markasta taagan ayaa lagu soo qaaday Maxaabiistii mudada badan lagu ciqaabayay jeelasha gumaysigu ka samaysatay Ogaadeenya waxaana maalmihii ugu dambeeyay socday muqaalo lagu soo bandhigayo inlasii daayay balse dib loogu celiyay xabsiyadii la soo saaray waxayna Warbaahinta Qorahay Media soo …

6,715 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

FULL Daawo Munaasabaddii Maalinta Xasuuqa Ogaadeenya ee Garissa lagu qabtay.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaal Dhamaystiran oo ay Qorahay Media kasoo diyaarisay Munaasabaddii Maalinta Xasuuqa Ogaadeenya ee ay Jaaliyadda Ogaadeenya Iyo Ururka OYSU Maalmo ka Hor ku qabteen Magaalada Gaarissa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.  Qorahay Media 5,824 total views, no views today

5,824 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Jaaliyadda Ogaadeenya ee Columbus Ohio oo Xustay Xasuuqa Ogaadeenya.

Jaaliyada Ogaadeenya ee Columbus Ohio ayaa Qabatay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Xasuuqa Ogaadeenya ee (Ogaden Massacre Day). Maalinta Xasuuqa Ogaadeenya oo Kamid ah Maalmaha ku Suntay Quluubta Shacabka Soomaaliyeed ee Ogaadeenya ayaa Sanadkiiba hal mar Bishan February  si isku mid ah looga Xusaa Guud ahaan Daafaha Caalamka Meelwalba oo ay …

6,696 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Roobab lagu diirsaday oo meelo Ogaadeenya kamid ah ka da’ay

Warar gudaha Ogaadeenya laga helay ayaa sheegaya roobaba si wayn loogi diirsaday oo meelo Ogaadeenya kamid ah ka da’ay, sida ay wararku sheegayaan waxaa laga doogsaday gobloada Nogob & Jarar cirkuna wuu roibanyahay. Abaaro is xigxigay oo Geeska Afrika guud ahaan halakeeyay ayaa gaar ahaan gayiga Soomaalida wadar u saameeyay …

13,884 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Maalita xasuuqa Ogaadeenya oo magaalada Edmonton laga xusay

Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ayaa shir aad muhiim u ah oo loogu baroordiiqayo xasuuqii loo gaystay shacabka ogaadeeniya isugu yimid maalinimadii shalay. Shirka waxaa furay gudoomiyaha jaaliyada mudane faarax Mursal oo halkaa ka soo jeediyey hadal aad u qiimo badan iyo wax qabadkii jaaliyadaba isagoo ku dheeraaday sidii …

15,100 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Maalinta xasuuqa Ogaadeenya oo magaalada Gaarissa laga xusay

Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada OYSU faraca Garissa ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee jaaliyada Oaadenya ee magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya. Xaflada oo ay soo buux dhafiyeen dadwayne aad u tura badan waxaa wacdaro kadhigay Kooxda Danab ee …

19,111 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Ururada gumaysiga Ethiopia ka soo hor jeeda oo London shir uga furmay

Ururada gumaysiga Ethiopia ka soo hor jeeda ayaa magaalada London shir balaadhan ku yeeshay, shikan oo misaan culus leh waxaa isugu yimid madax &hawlwadeeno matalaya dhamaan ururada u dhaqdhaqaaqa shucuubta kala duwan ee gumaysiga ku hos jirta. Shirkan mudo abaabulkiisu socday islamarkaasna labo maalmood socon doona waxaa ka qayb galaya …

12,122 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Baraaruga Bulshadda oo lagu soo qaatay arinta Maxaabiista JigJiga

Warbaahinta Qorahay Media qaybteeda Facebook ayaa lagu soo bandhigay Barnaamij aad u xiisa badan kaas oo lagaga hadlayay Maxaabiis aad u badan oo buux dhaafay Jeelka loo yaqaano Jeel Ogaden kaas oo ay ku jiraan dad aad u badan oo bulshadda qaybaheeda kala duwan ah. Wariye Mohamed Ibrahim ayaa soo …

9,164 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xaalada Ethiopia ka jirta oo kooxda Hawaarinta saameeysay iyo baxsadkooda oo sii kordhaya

Intii ay xukuumada wayaanuhu gashay qalalaasaha siyaasadeed iyo kacdoonka lagu diidanyahay waxaa hoos udhacay dhaqaalihii wadanka gumaysiga Ethiopia waxaana gabi ahaanba meesha kabaxay gunadii lasiin jiray kooxaha uu gumaysigu ku adeegto ee wakiilka uga ah Ogaadeenya, kooxda Hawaarinta ayaa kusugan xaalad qalfsan muda 9 bilooda ahna waxay wayeen gunadii ay …

16,049 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Idaacaddii Alshabaab Gacanta Ku Dhigtay

Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqday iney gacanta ku dhigeen xaruntii Idaacada Alshabaab Ee Andalus Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay bur buriyeen xarumihii iyo saldhigyadii Shabaab ee Sh/Hoose. Waxaa uu tilmaamay iney gacanta ku …

14,948 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Faallo: Beegsigii cadawga iyo badbaadadii lagu guulaystay

Marka aad halgan kujirto dhulkaagana lahaysto adna aad utafa xaydato sidii aad dadkaaga ugu hiilin lahayd waxaad lakulmaysaa gadaafooyin cadaw iyo gashi mutaxan oo kaagaga yimaada cadawga aad dagaalka kula jirto waxaana aad lakulmaysaa maalmo adag oo ay naftaadu halis gasho. Aniga oo hadalkayga soo koobi doona waxaan rabaa inaan …

18,145 total views, no views today

Share
Read More