Blog
wareysiyo

Daawo wareysiga Faysal cabdi Rooble

1,415 total views, no views today

1,415 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Warbaahinta Qorahay Media oo kor u qaaday hawlihii warbaahined ay waday.

Dhamaan Akhristayaasha Qorahay Media meel ay jogaanba waxaan marka hore kaarli galinaynaa mudadii 3 malmood ahayd ee ay Qorahay hawada ka maqnayd anagu oo ku waday dib u habayn uu maamulka Qorahay Media dajiyay in isbadal lagu sameeya guud ahaanba Warbaahinta Qorahay Media oo ka kooban Web Site, Web TV …

1,843 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Daawo: Mr Bean oo Diinta Islaamka Qaatay, Maanshaa Allaah.

Majaajaliistaha aamusan ee caalamka caanka ah islamarkana ay aduun weynaha si weyn u xiiseeyaan Rowan Atkinson oo ku magac dheer magaca MR BEAN ayaa waxaa jariiradaha ugu afka dheereeya ee caalamka Islamka iyo kuwa qaaska ah waxa ay tabinayaa hadal dhawaan uu sheegay Sheikh Rashid Ghannouchi oo ah saaxiib aad …

600 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Shil Baabuur oo maanta ka dhacay Duleedka Magalada Dire Dhaba oo dad ku dhinteen

Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Dire Dhaba ayaa sheegaya Baabuur rakaab ah oo ka yimda Magaalada JigJiga una socday Magaalada Dire Dhab in uu ku gadoomay duleedka magaalada waxaana la sheegaya meesha hoobadka ah ee magaalada in uu ku gadoobay kuna dhinteen dad badan oo nalooga magaca dhabay Yustur …

405 total views, no views today

Share
Read More
Warar

War Dag dag ah Fariimo Qoraal ah oo lagu Daadiyay Godeey Garoonka oo Weerar Lagu qaaday TOP NEWS+SAWIRO

Isbuucan dhexdiisa waxay dawlada guumaysigu aad ubuunbuuni safar ay madaxda tigrayga iyo malgashadayaal kutagidoonaan ogadeenya gaar ahaan gobolada Qorahay iyo Goday. wafdiga oo uu hogaaminayay ninka lasheegey in uu yahay RW kuxigeenka Itobiya ayaa waxaa lashaaciyay inay kadagidoonaan garoomada qabridahar iyo godey. Waftigan oo sahan u ahaa RW kuxigeenka guumaysiga, …

343 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Warbaahinta Qorahay Media oo Abdullahi Hussein u aqoonsatay shaqsi ku dayasho mudan.

Guud ahaanba Ogaadeenya waxaa ka jira xasuuq, dil, dhac, boob, kufsi, & ciqaab joogta ah taas oo ay gaystaan ciidamada Itoobiya ee arxan darada ku caan baxay wuxuuna shacabka Ogaadeenya dhibaatadaas soo haysatay xili aad u dheer ayaga oo la uus xabaal lagu sameeya shacabkaas oo maamuladii u kala dameeyay …

415 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Shir balaadhan oo lagaga hadlay arimaha amniga iyo guurka oo ka dhacay Dhadhaab.

Maalinnimadii Arbacada ee taariikhdu ahayd 23/10/13 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shir aad ubalaadhan oo ay kasoo qayb galeen hay’ado caalami ah iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Shirkan oo ay wada jir udoo qaban qaabiyeen hay’ado dhowr ah oo deegaanka ka howlgala iyo dowladaKenya ayaa lagu macsuumay …

411 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dawladda Soomaaliya ayaa beenisay in Qaxootiga xerooyinka Kenya ku jira Argagaxiso yahiin

Dowlada Soomaaliya ayaa beenisay Wararka sheegaya in qaxootiga Soomaalida eek u jira Xerooyinka Qaxootiga Dalka Kenya Qayb ka ahyeen Weeraradii Xaruntii Ganacsiga Westagte ka dhacay Bishii hore. Safiirka Soomaaliya u jooga Dalka Kenya Maxamed cali Ameeriko ayaa ku tilmaamay warkaa mid been abuur ah oo aan xaqiiq ahayn waxa uuna …

639 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Gabaygii Nin Ilaah yaqaan iyo Sayid Maxamed Cabdule Xasan

Gabaygii Nin Ilaah yaqaan Nin Ilaah yaqaan oo sharciga, ku isticmaala Ashahaado loo qoray nimaan, kala allaaweynin Oo aan inkirahayn xaq waa, la oggolaadaaye Nin salaadda awqaadda faral, u addimoonaaya Oo dagada oofinahayoo, ugubka dhiibaaya Oo aan bakhaylnimo abkiis, lagu ishaareynin Nimaan diinta aafo u geleyn, aakhiruu sabanka Oo aan …

7,773 total views, no views today

Share
Read More
English New

Ogaden Community in Denmark Protest Ethiopian Prime Minister Visit

Somalilandsun – Ogaden community living in Denmark and its vicinity held a massive protest against Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn visit to Denmark on Tuesday. According to information that Ogadentoday Press has obtained, Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn came in Denmark to participate the climate change conference held in Copenhagen; …

710 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xubno kamid ah kooxda Ibrahim Dheere oo magaalada JigJiga lagu xidh-xidhay

Wararka hadda naga soo gaadhay magaalada JigJiga ayaa sheegaya in xidhay aad u badan loo gaysatay xubno katisan kooxdii Ibrahim Dheere ee kal hore isu dhiibay gumaysiga.   Warku wuxuu intaas ku darayaa in xubno anan tiradooda oo rasmi ah anaan haynin in loo taxaabaxay xabsiga weyn ee Jeel Ogaden …

366 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ururka dhalinyarada ardayda ogadenia ee gobalka Victoria oo casho sharaf u sameeyey Xubno ka mid ah ururka dhalinyarada OYSU Perth

Ururka dhalinyarada ardayda ogadenia ee gobalka Victoria gaar ahan magalada melbourne  ayaa xalay  casho sharaf u sameeyey Xubno ka mid ah ururka dhalinyarada OYSU Perth oo booqosho ugu yimid kuna sogoodinayey. Xafladan casho sharafta waxaa ka soo qeybgalay Ururka dhalinyarada Gudoomiyaha Ku Xigeynka ahana ku simaha gudoomiyaha,xubnaha gudiga fulinta  iyo …

376 total views, no views today

Share
Read More
Warar

ONLF Statement: Response to Deliberate Misinformation propagated by IGAD secretary regarding ONLF

The Secretary of IGAD gave an interview to Geel TV which was placed on YouTube on October 4, 2013 and subsequently published on Ogadentoday web page. In that interview Mr Mahboub Maalinclaims that “ONLF is a minor matter because of the changes of the development programmes and the growth that …

500 total views, no views today

Share
Read More
Warar

PRESS RELEASE RESOLVE OGADEN COALITION WELCOMES RENEWED PEACE TALKS BETWEEN ONLF & ETHIOPIA

Oct 7, 2013 (QOL) Resolve Ogaden Coalition is pleased to learn that negotiators representing the Ogaden National Liberation Front and the Ethiopian government have both committed to reconvene for Kenyan-brokered talks intended to end one of East Africa’s longest running wars. Previous talks between the two parties have failed due to …

716 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Tacadiyo xoogan oo gumaysigu uu Gobolada Doollo & Shabeelle ka gaystay

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee arxan darada lagu anqariyay ayaa guud ahaan dhulka Ogaadeenya ka wada falalaad u naxdin badan oo ay ku beegsanayaan dadkaaan is difaaci karin, ciidamaad nacabka ah ee Tigreega waxay dhibaatooyin kala duwan ka gaysteen Gobolada Shabeelle & Doollo. Gobolka Shabeelle waxay ciidanka gumaysigu ku dileen 4 …

385 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Digniin: Somaliland oo xireysa cidii ay ku hesho isticmaalka Baasaboorka Somalia.

Shirjaraa’id oo goordhow uu ku qabtay magaalada Hargeysa Cali Maxamed Warancade, wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Somaliland ayaa waxa uu digniin kasoo saaray isticmaalka Basaboorka Somalia. Wararka waxa ay sheegayaan in Maamulka Somaliland uu diiday in Basaboorka Soomaaliya looga baxo laguna soo galo gudaha deegaanada Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Warancade …

473 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hay’ada Agoonta iyo Naafada Ogaadeeniya ee Bariga Africa oo Deeq Adhi ah ugu qaybisay Xerada Qaxootiga Xagadheeraa Bulshada Reer Ogaadeeniya.

Deeqdan oo ahayd Adhi Nool ayaa waxaa la gaadhsiiyay dhamaan Bulshada Reer Ogaadeeniya Qayba heeda kala duwan ee ku dhibaataysan Xeryaha Qaxootiga Dadaab. Deeqdan oo ay ku Deeqday Hay’ada IHO-EBRAR oo laga leeyahay Dalka Turkiga ayaa waxay u soo marisay Hay’ada Agoonta iyo Naafada Ogaadeeniya ee Bariga Africa Deeqdan oo …

372 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Puntland oo DF Somalia hanjabaad culus hawada u marisay

Puntland oo DF Somalia hanjabaad culus hawada u marisay Maamulka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay shir dhawaan ka dhacay Magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska kaasoo ay soo qaban qaabisay shirkadda Som Oil and Gas, oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay la gashay heshiis sahmin shidaal ah oo laga …

242 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ul iyo Diir: waa maanso aad u dhumuc weyn akhristeyaasha Qorahay Media mid ka mid ah ayaana na soo gaadhsiiyay.

Dhirta dabar go’eediyo Darxumada inloo jaro Geedkii ka doodaa Gudin eed u diidoo Dar allee wuxuu yidhi Waa lay kala dilaalee Hadaan daabku kugu jirin Dabcan maadan goyseen. Laan daleed kutaale. Dad gumaysi haystana. Inuu kala dilaaloo Dir dir isugulaayaa. Waa dabeecadiisee. Doqon dhuuni qaatoo Darajadu lawaytahoo Dhiigii dadweynaha Dalacaad …

328 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Suugaantu waxay kamid tahay hubka xooga badan ee halganka Ogaadeenya lagu geedi galiyo Abwaanad Afjanno-na waxay ka mid tahay khabiirada hubkaas

Suugaantu waxay kamid tahay hubka xooga badan ee umad kasta oo xoriyad doon ah ay hawlaha halgankeeda ku geedigaliso, Shacabka Ogaadeenya oo ku jira halgan facweynoo wuxuu ilaahay ugu deeqay abwaano Cabqariyiin ah oo rag & dumarba leh waxaana ka buuxa abwaanaddaas xikmad aad umiizaan culus oo gumaysiga rasaasta jidhka …

465 total views, no views today

Share
Read More