Blog
Warar

Hay’ada Agoonta iyo Naafada Ogaadeeniya ee Bariga Africa oo Deeq Adhi ah ugu qaybisay Xerada Qaxootiga Xagadheeraa Bulshada Reer Ogaadeeniya.

Deeqdan oo ahayd Adhi Nool ayaa waxaa la gaadhsiiyay dhamaan Bulshada Reer Ogaadeeniya Qayba heeda kala duwan ee ku dhibaataysan Xeryaha Qaxootiga Dadaab. Deeqdan oo ay ku Deeqday Hay’ada IHO-EBRAR oo laga leeyahay Dalka Turkiga ayaa waxay u soo marisay Hay’ada Agoonta iyo Naafada Ogaadeeniya ee Bariga Africa Deeqdan oo …

412 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Puntland oo DF Somalia hanjabaad culus hawada u marisay

Puntland oo DF Somalia hanjabaad culus hawada u marisay Maamulka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay shir dhawaan ka dhacay Magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska kaasoo ay soo qaban qaabisay shirkadda Som Oil and Gas, oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay la gashay heshiis sahmin shidaal ah oo laga …

277 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ul iyo Diir: waa maanso aad u dhumuc weyn akhristeyaasha Qorahay Media mid ka mid ah ayaana na soo gaadhsiiyay.

Dhirta dabar go’eediyo Darxumada inloo jaro Geedkii ka doodaa Gudin eed u diidoo Dar allee wuxuu yidhi Waa lay kala dilaalee Hadaan daabku kugu jirin Dabcan maadan goyseen. Laan daleed kutaale. Dad gumaysi haystana. Inuu kala dilaaloo Dir dir isugulaayaa. Waa dabeecadiisee. Doqon dhuuni qaatoo Darajadu lawaytahoo Dhiigii dadweynaha Dalacaad …

360 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Suugaantu waxay kamid tahay hubka xooga badan ee halganka Ogaadeenya lagu geedi galiyo Abwaanad Afjanno-na waxay ka mid tahay khabiirada hubkaas

Suugaantu waxay kamid tahay hubka xooga badan ee umad kasta oo xoriyad doon ah ay hawlaha halgankeeda ku geedigaliso, Shacabka Ogaadeenya oo ku jira halgan facweynoo wuxuu ilaahay ugu deeqay abwaano Cabqariyiin ah oo rag & dumarba leh waxaana ka buuxa abwaanaddaas xikmad aad umiizaan culus oo gumaysiga rasaasta jidhka …

499 total views, no views today

Share
Read More
Ciyaaro

Ivory Coast oo qarka u saaran koobka adduunka

Ivory Coast ayaa horey u qaaday tilaabo ay ugu soo baxeyso markii sadexaad oo isku xigta koobka adduunka ee 2014 markii ay 3-1 kaga badisay Senegal lugtii kowaad ee ciyaaraha kala baxa ah ee koobka adduunka 2014 loogu soo baxayo. Goolasha waxaa Ivory Coast u kala dhaliyay Didier Drogba, Gervinho iyo Salomon …

1,215 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ururka oysu iyo hayada turkiga ee IHO-ebrar oo manta xerada qaxontiga ee ifo deeq lacageed ugu qaybiyey agoonta ogadeniya.

Ururka oysu iyo hayada turkiga ee IHO-ebrar oo manta xerada qaxontiga ee ifo deeq lacageed ugu qaybiyey agoonta ogadeniya agonta ogadeniya aya guud ahaan ku dhibataysan caalamka gaar ahan xeryahan dhadhab oo ayna wax dar yeela kuhaysan.   Maanta ayaa waxa xeradan qaxontiga ifo deeq lacaged kusiyeey agoonta ogadeniya ururka …

461 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Digniin: Somaliland oo xireysa cidii ay ku hesho isticmaalka Baasaboorka Somalia.

Shirjaraa’id oo goordhow uu ku qabtay magaalada Hargeysa Cali Maxamed Warancade, wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Somaliland ayaa waxa uu digniin kasoo saaray isticmaalka Basaboorka Somalia. Wararka waxa ay sheegayaan in Maamulka Somaliland uu diiday in Basaboorka Soomaaliya looga baxo laguna soo galo gudaha deegaanada Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Warancade …

335 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hay’ada Agoonta iyo Naafada Ogaadeeniya ee Bariga Africa oo Deeq Adhi ah ugu qaybisay Xerada Qaxootiga Xagadheeraa Bulshada Reer Ogaadeeniya.

Deeqdan oo ahayd Adhi Nool ayaa waxaa la gaadhsiiyay dhamaan Bulshada Reer Ogaadeeniya Qayba heeda kala duwan ee ku dhibaataysan Xeryaha Qaxootiga Dadaab. Deeqdan oo ay ku Deeqday Hay’ada IHO-EBRAR oo laga leeyahay Dalka Turkiga ayaa waxay u soo marisay Hay’ada Agoonta iyo Naafada Ogaadeeniya ee Bariga Africa Deeqdan oo …

233 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Puntland oo DF Somalia hanjabaad culus hawada u marisay

Maamulka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay shir dhawaan ka dhacay Magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska kaasoo ay soo qaban qaabisay shirkadda Som Oil and Gas, oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay la gashay heshiis sahmin shidaal ah oo laga sameeyo dalka Soomaaliya. Shirkaas ayaa lagu martigaliyay shirkado aqoonyahno …

334 total views, no views today

Share
Read More