Blog
Warar

Weydiinta Qorahay Media: marka ay xornimadu soo dhawaato astaamo noocee ah ayaa soo muuqda?

Weydiinta kore waa mid aad u baaxad weyn oo leh xilliyo heerar kala duwan maraaya,heerarka oo midba kan ka danbeya uu sii jabaayo gumeystuhu xornimaduna soo dhawaaneyso.balse si guud waa isbeddelo maadi iyo macnawi ka kooban kuwaas oo ku dhacaya gumeysta iyo kuwa dhulkooda la qabsaday. Gumeystuhu waa hal qeyb …

7,972 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Saraakiil Ciidanka gumaysiga Ethiopia ka tirsan oo Wajaale lagu qabtay

War Qorahay Media kasoo gaadhay Magaalada Wajaale ayaa sheegaya in maamulka Somaliland uu xabsiga u taxaabay saddex Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada socdaalka ee gumeysiga Ethiopia, talaabada uu maamulka Somaliland ku xidhay saraakishan ayaa daba socotay amar uga yimid gumeysiga Ethiopia oo sheegayay inay saraakiishaasi baxsanayaan. Dhinaca kale war aan …

10,503 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Daawo Khudbaddii Nabadoon Abdi Ahmed Geelle & Dardaarankii uu Madaxda ONLF siiyay.

Daawo Khudbaddii Nabadoon Abdishakuur Ahmed Geelle & Dardaarankii uu Madaxda ONLF Iyo Shacabka Ogaadeenya siiyay.  Qorahay Media 7,961 total views, 0 views today

7,961 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Faallo: Dumista Ethiopia & soo noqoshada dareenka Somalida doorkee ayay ONLF ku leeyihiin Q4aad

Qaybtii 3aad ee Faalladan waxay inoo joogtay sida ay gobonimo doonka ONLF ugu fashiliyeen doonista gumaysiga Ethiopia ee ahayd leexinta halganka Ogaadeenya, qaybtan 4aad waxaynu kusoo qaadaynan qodob kale oo khuseeya bar bilowgii fashilka gumeysiga & heerarkii baraaruga shucuubta ay Ethiopia gumeysato Gumeysiga Ethiopia oo haysta dadka & dadalka Ogaadeenya ayaa sida la …

6,936 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

8,793 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

6,311 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

8,934 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Wasiirka gaashaan dhiga Ethiopia oo dil ka babaaday & ifafaale inqilaab oo muuqda

War Qorahay Media ay goor dhawayd heshay ayaa sheegaya inuu fashilmay qorshe lagu khaarajinayay wasiirka gaashan dhigga gumeysiga Ethiopi Siraaj Fegaas, warkan oo Qorahay Media ka heshay ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in qorshaha dilka wasiirka gaashan dhigga ay wateen Saraakil Militeryga gumeysiga ka tirsan balse ay fashiliyeen garab ka …

5,826 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Daawo Khudbaddii Mudane Abdirahman Mahdi (Maadeey) ee Shirkii Nairobi Kenya.

Hogaanka Arimaha Dibadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Mudane Abdirahman Sheikh Mahdi (Maadeey) ayaa Maanta Khudbad dheer U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO Kusoo dhawaynaysay. …

7,056 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Daawo Khudbaddii Mudane Diirane uu Maanta U Jeediyay Soomaalida Nairobi.

Xoghayaha Golaha Dhexe ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Mudane Xaaji Maxamed Cabdiyaasiin (Diirane) ayaa Maanta Khudbad dheer U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO Kusoo …

5,068 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga by Amiin M (Xaqdoon)

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

3,599 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Laba garab oo ciidamada gumaysiga kawada tirsan oo dagaal ka dhex qarxay

War Qorahay Media heshay ayaa sheegaya in manta u dagaal ka dhex qarxay ciidamada gumeysiga Ethiopia kawda tirsan, dagaalkan ayaa yimid ka dib markii koox ka tirsan ciidamada gumeysiga oo ku sugan meel ku dhow xuduudka dalka Jabuuti Saraakil kujirtay lagu eedeyay inay baxsanayaan. Halkaas waxaa soo gaadhay ciidamo u …

3,196 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Masuuliyiinta JWXO oo Soodhawayn Balaadhan Nairobi loogu sameeyay.

Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Bariga Afrika JABSO gaar ahaan Faraca Faafan ee Magaalada Nairobi ayaa Maanta Xaflad Balaadhan oo Soodhawayn ah u sameeyay Wafdigii JWXO ee Wadahadalada ONLF Iyo Ethiopia U Joogay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Xafladdan oo ahayd mid si heer Qaran ah loosoo Agaasimay ayaa waxaa …

1,560 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dawladda Somaliya & Dawladda Kenya yaa maanta wax ii taray.

Markaad tahay Gobanimo doon u dagaalamaya dal dhan oo doonaya in uu ka xoreeyo gumaysi dalkaas haysta Dawladii garab kugu siisa in aad gumaysigaa iska xoreyso waligaa iloobi maysid. Dawladii ama shaqsiyaadkii kuu garda duubana waligaa iloobi maysay. Dawladda Kenya waa dal aan daris nahay waxayna haysataa mid kamid ah …

6,065 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Gubashada Itoobiya iyo gunaanadka TPLF

Marka aan fiirino dagaalada iyo Dabka kaholcaya wadanka gumaysiga itoobiya, marka aan fiirino gulufka colaadeed ee ay horkacayaan ONLF Oromo iyo ahmaaro kuwaasoo raba inay karkaarka waydaariyaan Kooxda saaqidiinta ah ee TPLF Marka aan fiirino habka sooyaalka taariikhda ee itobiya iyo siyaabaha ay xukuumadihii itobiya ee Kala danbeeyay u burburi …

10,440 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xukuumada gumaysiga ee sii dumaysa oo saraakiil ciidamada cirka ka tirsan xabsi dhigtay

War hadda Qorahay Media soo gaadhay ayaa sheegay in xukuumada sii dhacaysa ee gumaysiga Ethiopia ay saraakiil sare oo ciidamada cirka ka tirsan xabsi dhigtay, saraakiishan xabsiga la dhigay waxaa ku jira laba duuliye waxaana lagu eedeeyay in ay aduurad la baxsanayeen. Xaalada guud ee Ethiopia ayaa aad i qasan …

10,502 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya

Wararka aan ka helayno caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya cidanki ugu tirada badnaan oo Bole International Airport la dul dhigay iyo jidadka caasimada saacad ka hor ciidamo la soo dhoobay. Ciidanka cirka oo sheegay hawada laga bixi karin lana soo gali karin ka dib werar fashilmay saacad ka …

8,920 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

DEG-DEG R/Wasaarahii Ethiopia oo Iscasilay

Raysul Wasaare ku sheegii Ethiopia Haile-mariam ayaa iska casilay Xilkii Raysulwasaare ee Ethiopia kadib markii uu Dalka Ethiopia ka Bixi waayay Qalalaase Siyaasadeed Iyo Waliba Kacdoon Shacab oo Xoog badan. Desaleng ayaa goordhawayd ku dhawaaqay Iscasilaadiisa waxaana laga baahiyay Warbaahinta Dalkaasi Gumaysiga Ethiopia. Qorahay Media 5,413 total views, no views today

5,413 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Faallo: Gobanimo doon iyo gumaysigu goormay wada hadal galaan maxaase laga faa’iidi karaa?

Marka gumeysta dad qabsanaayo dalkooda waxaa ka dhasha falal iska caabineed kuwaas oo aakhirka u xuub siibta halgan gobonimo doon oo qiyam ahaan dhameystiran, dhamaan gumeystayaasha cidhiidh xoogan ayuu halganka bilowdaa ku noqdaa inkasta oo dhamaantood jeclyahiin soo afjaritanka halgankaas haddana nooca ay u marayaan waxaa ka rakibmata nooc gumeysiyoodkodu …

5,182 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Gudiga Wadahadalka ONLF & Xubno Jaaliyadda Ogadenia ee B/Afrika kamid ah oo Caawa Kulmay.

Waxaa Caawa Magaalada Nairobi Kulan Kooban oo Isxog-waraysi ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ku yeeshay Gudiga ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF Iyo Ethiopia ee Maalmahii lasoo dhaafay ka Socday Nairobi Iyo Xubno kamid ah Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Bariga Afrika gaar ahaan Xubnaha Faraca Faafan ee Nairobi. Masuuliyiinta Jabhadda …

4,515 total views, no views today

Share
Read More