Blog
Warar

Qisadii Soomaali waan necbahay Q.3aad

Markii adeerkay uu isiiyey wixii uu ii heli karay waxaan u diyaar garoobay safarkaygii, waxaana urursaday waxaan heli karay ee kale, waxaan reerka ka soo eryaday, ama kasoo kaxaystay awr koron ah oo aan anigu lahaa waxaana keenay magaalada oo sayladda xoolaha ayaan geeyey, waxaana u dhiibay sidii caadada ahayd …

273 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Cimrigii maamulka Cabdi Ilay wuxuu ku soo dhamaaday in ayeeyo boqol jir ah la daldalo!

Caalamku wuxuu ka dharagsanya1hay in Shacab,waynaha Soomaalida Ogadenya la daalaa dhacayo hardanka u dhaxeeya iyaga iyo kooxda maamul kusheega TPLF iyo maleeshiyada uu ku adeegto ee soomaalida ah. Hadii si hoose loo wareysto shacabka waxay soo tabinayaan dhacdooyin dhamaantood wada ugub ah oon horay gayiga loogu maqal looguna arag. Markaan …

1,488 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Muwaadiniin Germany u dhashay oo Ethiopoa lagu weeraray

Wararka ka imanaya dalka Ethiopia ee qaska badani ka taaganyahay ayaa sheegaya weerar ka dhacay gobolka Canfarta oo lagu dilay nin dalka Germany u dhashay, waxaa weerarkaas ki dhaawacmay h halka darawalkii gaadhiga waday. Weerarkan ayay fuliyeen kooxo hubaysan oon haybtooda la garan, saxaafada afka gumeysiga Ethiopia ku hadashay ayaa …

329 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Warbaahinta Ruushka oo ka faalootay dagaal Masar & Ethiopia ka dhex qarxi kara

Wakaalada RT ee Dowladda Ruushka ayaa saadal ka bixisay dagaalka la filaayo Masar iyo Ethiopia inuu dhex maro midka ku adkaan kara, RT oo isticmaashay jaantus muujinaya awooda ciidameedka labada dhinaca ayaa sheegtay in Masar si weyn ugu guulaysanayso dagaalka la filayaa hadii u dhaco. RT ayaa xustay in Ciidamada …

2,702 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Deg-deg Madaxweynahii Hore ee Dalka Yeman Ali Abdullah Saleh oo hadda la toogtay

Waxaa Daqiiqado ka Hor Goob Fagaare ah oo uu Khudbad ka Jeedinayay lagu Toogtay Madaxweynahii Hore ee Dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax. Illaa hadda ma Cadda Cidda ka dambeysay Toogashadiisa balse waxaa loo aanaynayaa inay Toogteen Kooxo kamid ah Dagaalyahanada Xuutiyiinta Yemen. Mr Saalax ayaa Maalmo ka hor ku dhawaaqay …

415 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ciidamada gumaysiga oo kanacasiga hubka bilaabay & qaar la xidhxidhay

Magaaloyinka Diridhaba & Hargeysa waxaa lagu qabqabtay Saraakil ka tirsan sirdoonka & Militeryga gumeysiga Ethiopia oo si wada jir ah u sameystay Suuq ay kaga ganacsadaan hubka & noocyada kala duwan ee rasaasta ee Ciidamada gumeysiga Ethiopia leeyahiin. Warkan oo Qorahay Media ka heshay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya …

1,182 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dagaalo xoogan oo ka socda maagaladda Woldiya dhulka Amxaarada

Wararka Qorahay Media ka helayso gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaal culus oo fooda laysku daray in uu ka dhacay deegaanka Amxaarada gaar ahaan magaaladda lagu magacaabo Woldiya dagaalkan ayaa la sheegayaa in gacanta laysula tagay shacab gadoodsan oo diidan gumaysiga & askarta gumaysiga Itoobiya oo xabado ooda kaga qaaday. Waxaa la gubay …

1,843 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hees Cusub “Ninkaan Garan hayninoow Inaad Gaabsataa Habboon” Dalal & Leyla.

Waa Hees Cusub oo ay soo saareen Xubno kamid ah Bulshada Soomaalida Ogaadeenya ee Gobonimo-doonka ah taas oo ay ku dheehan tahay Xikmad Iyo Macno aad u mugwayn leh, waxaana kamid ah Ereyada Heestan Cusub ee Wadaniga ah “Ninkaan Garan hayninoow Inaad Gaabsataa Habboon” waxaana Cod macaan ku qaaday Abwaan …

1,563 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Warbixin: Sida Liibiya dadka loogu kala iibsado Ogaadeenya ayay ka jirtaa

Dhulka Ogaadeenya waa dal baaxad ahaan 10 wadan oo qaarada Eurupe ku yaala ka weyn tirada dadka Ogaadeenya waxaa lagu qiyaasaa 10 million hadaba dadka intaas leeg & dhulka baaxadaas leh waxay mudo dheer ku hoos jiray gumaysiga Ethiopia ee xilligiisu gabaabsiga yahay, marka dal gumaysi haysto waxaa meesha ka …

392 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Gaadiid badan oo ganacsato Tigree ah ay leeyihiin oo Jabuuti ku xayiran meel qaadana loo la’yahay

Waxaa dalka Jabuuti ku xayiran boqolaal gaadiid ah oo ay leeyihiin ganacsato  Tigreega oo wado ay maraan aaysan jirin wararku awxay sheegayaann in dawlaad jabuuti ay gaadiidkaas u wayday Parking islamarkaasna ay culays wayn dareemeen, jidka isku xidha magaalooyinka Jabuuti & Diridhaba ay xidheen kacdoonwadayaasha Oromia sidoo kale xudka ay …

1,082 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dhagayso gabay lamagac baxay Godobraagtay oo ay Roda Afjano Ismacil Cumar Geele kula hadalayso

Abwaanad Roda Ibrahim Cabdi Gurey (Afjano) ayaa soo saratay gabay ay ugu wanqashay Godobraagtay kagana jawaabtay gurdanka xoogan ee ku wajahan shidaalka Ogaadeenya ceegaaga ee dadkii xaqa u laahaa ay ka soomanyihiin, waxay abwaanadu bagayga si gooni ah ugula hadashay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo ay u caqli celisay …

2,159 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dilka ayeeyo Canbaro waa tijaabo kale oo damiirkeena lagu eegayo

Dadka iyo dalka Ogadenya ilaa xiligii la qabsaday warjeef iyo falal fool xun ayaa dhacayay mana jiro wax soo cusboonaaday oo ka duwan wixii ay gumaysiga iyo hadba kooxada isu duleeyaa samayn jireen waxaa shalay naf baxday rabbi ah u naxariistee ayeeyo Canbaro Sheikh Dayib Xaaji Barkhadle oo ahayd waayeel …

2,474 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dad badan oo shacabka Oromia kamid ah oo magalaooyinka ka baxay & xaalka oo sii murgaya

Wararka Qorahay Media dhulka Oromia uga imanaya waaya asheegaya dad bada oo dhulka Oromia saaka ka baxay dhulka miyiga ahna isku uruursanaya waxayna ku baxayaan basas dhaadheer iyagoo dhawaaqaya, dadka baxay oo dhalintro u badan ayaa goobo cayiman isugu tagaya waxaana socad abaabul xoogan oo guud ahaan kacdoon wadayaashu ay …

1,624 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Lacago baad ah oo shacabka magaalada Jigjiga la dul dhigay & dad badan oo xabsi loo taxaabay

Warar Qorahay Meida magaalad Jigjiga ee xarunta gobolka faafan uga yimid ayaa sheegaya dad badan oo la xidhxidhay kadib markii lacago aysan awoodin oo baad ah la dul dhigay in ay bixiyaana lagu cadaadiyay, saaka waxay Jigjiga ku waa bariisatay askar xaafadaha dhex xulaysa oo albaabada soo jiidhaya dadkana ku …

799 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xiisadda Masar & Ethiopia oo si weyn u korodhay iyo saameyntay gobolka geeska Afrika ku yeelan karto

Waxaa si weyn sare ugu kacday xiisada dowladda Masar & gumeysiga Ethiopia u dhaxaysa ee biyo xidheenka Abay qaar ka mid ah saxaafada caalamka &b aqoonyahano Afrikaan ah ayaana warbixino & qoraalo kaga hadlaya arrintan,Telefeshanka Aljasiir ayaa warbixin uu ka diyaariyay ku sheegay in shaqada Ethiopia ee biyo xidheenka Abay …

1,364 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Magaalada Qabridahare oo saaka guryo la duminayo ku waa bariisatay

Wararka laga helayo magaalada Qabridahare ee xarunta gobolka Qorahay ayaa sheegaya in saaka magaaladu ku waa bariisatay guryo la duminayo oo cagac cagafyo ay ku soo kalaheen guriga ugu horeeyay waxaa saaka laag dumiyay hooyo waayeel ah oo magaceeda naloogu sheegay Cibaado Yuusuf-Qani Biixi, hooyo Cibaado gumaysiga & adeegeyaashiisan horay …

714 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Tacsi Ayeeyo Canbaro Sheikh Dayib oo jidh-dil ay Hawaarintu u gaysteen u geeriyootay

Innaa Lillaahu wa innaa ilayhi raajucuun waxaa geeriyootay ayeeyo Canbaro Sheikh Dayib Xaaji Barkhadle oo ahayd waayeel a100 jirta islamarkaasna xiskeedu uusan taam ahayn curyaanna ahayd, sida ay ehelka marxuumadu sheegeen habeen hore ayay kooxda dadqalatowday ee Hawaarintu guriga ay Jigjiga ka daganayd kala bexeen si arxan daro ahna ay …

650 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xaalka Ethiopia oo marba marka ka dambaysa sii xumaanaya & kacdoonka oo sii karaar qaatay

Waxaa mudooyinkan dambe soo if baxay burburka & fashilka ku dhacay taliska gumeeysiga Ethiopia oo ay hormuud u yihiin kooxda maafiyada ah ee TPLF oo ah jabhadii qomiayda Tigray ka dhex kacday soona adgaalantay kadibna xukunka loo gacan galiyay, hadaba xasuuqii ay TPLF mudada 27 sano ah shucuubta kala duwan …

1,240 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Faallo: Dhabar-adayga shacabka Soomaalida Ogaadeenya hanuun & cibrro qaadasho ayaa ku sugan

Gumeysiga Ethiopia muddo dheer ayuu haysta dalka & dadka Ogaadeenya mudadaasna waxaa socday halgan gobonimo doon ah oo gumeysiga xididka loogu siibayo qastigiisuna yahay  in lagu gaadho xornimada ay shacabka Soomaalida Ogaayeenya xaqa u leeyihiin, hadaba gumaysiga Ethiopia si uu hanka xornimada & ahyaanka guusha shacabka u fashiliyo uuna xabaalo …

992 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dib u milicso gabayga Hiillo & Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey (Afjano)

Suugaanta noocyadeeda kala duwan waxay Soomaalida ugu jirtaa kaalin muhiim ah waayadii horena waxayba ahyad hubka lagu dagaalamo, luuqada lagu xaajo qaato & dhambaalada la isu gudbiyo laguna kala warqaato, suugaantu waxay weelaysaa seesna u tahay afka, dhaqanka & deegaanka intaba guud ahaan umadda Soomaaliyeedna waxay hodan ku tahay suugaan …

1,105 total views, no views today

Share
Read More