Blog
Warar

Duljoogso: Maalmaha Gumeysiga  & Macaanka Xornimada Mid uma dhaxayso

Ogadenya sannado badanbaa gumeysiga Ethiopia ka geysanayaa tacadiyo kala duwan dhamaantod uu uga gol leeyahay ogoleysinta gumeysigiisa si uu u fuliyo damacisa doorinta iyo dabar jarka ku saleysan, intii ay Ogadenya kujirtay gacanta gumeysiga marxalado kala duwan  ayaa martay dhamaantodna isla waayo gumeysi ah,Ogadenya mar aan sii fogeyn Ethiopia waxay …

2,037 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dagaalo Beeleed ka qarxay Gobalka Sanaag oo khasaaro gaystay.

Wararka Qorahay Media ka soo gaadhaya Gobalka Sool ayaa sheegaya dagaal ka bilwodey deegaanka Ceel Afwayne ee gobolka Sanaag ayaa wuxuu u dhaxeeya laba beelood oo deegaankaasi horay ugu dagaallamay. Sida warku sheegayaan dagaalkan wuxuu sababay dhimasho & dhaawacba waxaana la sheegayaa in uu ku faafay meelo kala duwan oo …

2,921 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Amiin Caamir oo sawir ka sameeyay Yariisoow

Farshaxamayste Amiin Caamir ayaa muqaalkan macnaha badan leh ka sameeyay Yariisoow una Hambalyeeyay.   Qorahay Media 3,378 total views, no views today

3,378 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Yariisow Faraamjje wuxuu u magacaabay gudoomiyaha gobalka Banaadir Away Qalbidhagax?

Dawladda Somaliya ee uu madaxa ka yahay Mohamed Abdullahi Farmaajo taageero miyay iga rabtaa mar hadii uu muwqifkeedu yahay sidan. Waxay dawladda Somaliya cadaysatay cadaawadda ay u hayso shacabka Gobanimo doonka ah ee u dagaalamaya xoreynta Ogaadeenya oo mudo badan shacabkaas soo dulsarnaa. Waxay dawladda Somaliya ku wareejisay Itoobiya Mudane …

5,452 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Hadalada beerlaxawsiga ah ee ururka ONLF lagu dhaawacayo yaa aad u lalinaya.

1. Danayste mudo badan halganka ka soo horjeeday oo jigjiga laga soo caydhiyay mudo badana Cabdi Ileey amaani jiray. 2. Shacqi Urur kale taageersanaa oo baroorta ku darsanaya oo ah Oohintu Orgiga ka weyn kana xun wadahadalka Itoobiya & ONLF. 3. Kuwo mudo badan uu gumaysigu carbinayay oo hadii Ogaadeenya …

7,964 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dhagayso Barnaamijiika Marxaladaha halganka heerkiisa 2aad by Safiya Cabdi Rude

Waa barnaamijii Marxaladaha halganka heerkiisa labaad. Guuldarada nidaamkii jiray. Bill wuxuu sheegay in Halganka heer kiisa labaad uu guuldaraysto nadaamkii jiray, inkasta oo heerka labaad yahay guuldarada barnaamijkii jiray hadana Bill wuxuu ku daray hadalkiisa inkasta oo qaabkii wax u socdeen uu yahay qaab lagu qasaaray hadana dadka kama hor …

7,247 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dhagayso Duljoogso: taariikhda foosha xun ee Ethiopia & beenta ay reer galbeedku u dhoodhbeen Q5aad

Xilligii Solmon xabashiduu waxay dishey  Saburdiin oo hogaaminayay dowladii Awdal dilkaas kadib waxaa xukunka qabtey  Shahaabudiin Axmed Beddel wuxuuna hogaamiyay dagaalo adag oo lagala hortgey cadowga, dulaanadii u qaadey Shahaabudiin Axmed Beddel mid ka mid ahaa ayuu ku dilley boqorkii xabashida ee Solmon la odhan jirey. Sida u sheegayo  buugga …

5,881 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Raali galin: Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Qorahay Media.

Salaan miisaan leh kadib waxaan si buuxda uga raali galinaynaa dhamaan Macaamiisha, Iyo Akhristayaasha Sharafta leh ee Warbaahinta Qorahay Media in Webka Qorahay Media oo mudo hawadda kamaqnaa sababa la xidhiidha Cillad dhanka Farsamada ah oo Webka ku timid taas oo aan dhamaynay. Hadaba waxaan marwalba idinka raalin haynaa mudadaii …

3,363 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

DegDeg MD Farmaajo Oo XilkI Ka Qaaday Gudoomiyihi G/Banaadir Taabit Gudoomiye Cusubna Magac Aabay

MD Farmaajo Ayaa Wareegto Xilka Kaga Qaaday Gidoomiyihii Hore Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed. Isagoo Isla Wareegtada Ku Magac Aabay Gudoomiye Cusub Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Ing Cabduraxmaan Cumar Yariisow  . Waxaa sidoo kale Wareegtadan xilka looga qaaday …

1,916 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Shuban Biyood Caruur Ku Laayey Muqdisho

In Kabadan 8 Caruur ah ayaa lagu soo warramayaa in Cudurka Shuban Biyoodka ay ugu Geeriyoodeen Kaam Barakac oo ku yaalla degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, halka kuwa kalena Isbitaalka loola cararay. Wararka ayaa sheegaya in Caruurtaasi beryihii dambe ay kaamkaasi ku yaalla degmada Kaxda kula ildarnaayeen Xanuunka Shuban Biyoodka …

948 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Khilaafka U Dhaxeeya RW Kheyre Iyo Taabit Oo Xal Loo La Yahay

Khilaafka soo kala dhex galay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo bilowday tan iyo markii uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mr. Thaabit ku dhawaaqay inuu qabanayo shir looga wadatashanayo maqaamka Gobolka Banaadir ayaa hadda banaanka u soo baxay,waxaana si aad ah looga hadal hayaa dalka. …

678 total views, no views today

Share
Read More
Warar

DegDeg Shil Dayuuradeed Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw shil diyaaradeed uu ka dhacay gudaha garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay isku dhaceen labo diyaaradood oo garoonka taagnaa. Sida aan Wararka ku helnay diyaarad Midowga Yurub leeyahay oo kusoo degtay garoonka Aadan Cadde ayaa ku dhacday diyaarad kale oo garoonka taagneyd oo rakaab …

279 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Guutada ASHCARIYAH Oo Maanta Lagu Daray Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday qeybta 21-aad ee ciidamada milateriga Soomaaliya ee magaalada Dhuusmareeb. Xerada 21-aad waxaa hadda degany ciidamada milateriga Ahlu Sunah ee a baxay Guutada ASHCARIYAH oo ah Guuto tababar heerkiisu sareeyo iyo qalab ciidan oo dhamaystiran wadata, waxaana ciidankaasi maanta la wareegtay dowladda Federaalka. …

171 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xafladdii Mideynta Galmudug Oo Maanta Ka Dhacday Dhuusamareeb

Waxaa Maanta Lagu Qabtay Magaalada Dhuusa Mareeb Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimay Laguna Heshiisiinayey Labada Garab Ee Galmudug Ka Wada Talinayey Qudbado Ayaa La Jeediyey Farabadan Waxeynuse Soo Koobeynaa Qudbaddii Uu Jeediyey Madaxweyne Farmaajo Oo Dheereyd Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay dhinacyada Galmudug ee maanta heshiiska taariikhiga ah kala saxiixday …

111 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Shirkii Gudiga Fulinta ONLF ee ka socday Sweden oo guul ku dhamaaday

Waxaa galabta oo Axada 14-1 2018 soogaba gaboobay shirkii Gudida Fulinta ONLF ee uga socday dalka Swedan caasimadiisa Stockholm shirku wuxuu kudhamaday guul waxaana mardhaw idiin soo gubindoona insha allaah go’aamadii shirka. Waxaana shirka joogta Wariye Ubax Mohamed. Qorahay Media 880 total views, no views today

880 total views, no views today

Share
Read More
Warar

MD Trump Oo Ku Hadlay Hadal Lala Fajacay Iyo Caalamka Oo Idil Oo Canbaareeyey

Donald Trump oo ka hadlayay sharciga cusub ee dadka Soo galootiga dalka Mareykanka ayaa ka dhawaajiyay hadalo si gaar ah  Uu ula beegsaday dadka kasoo jeeda dalka Haiti iyo kuwa qaarada Afrika. Madaxweynaha Mareykanka ayaa ka shan qariyay hadalo ay adag tahay in af Soomaali lagu turjumo ayna ka muuqato …

224 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Dr. Mohamed Ismaciil Omar G/X Ururka ONLF oo maanta kadagay Garoonka Stochkholm ee dalka Sweden

Wararka naga soo gaadhaya dalka Sweden ayaa sheegaya in uu dalkaas maanta gaadhay Gudooyiye kuxigeenka Ururka ONLF Dr. Mohamed Ismaciil Umar isaga oo ka soo socotimay dalka Australia, Waxaa garoonka diyaaradaha ee Stockholm Arlanda Airport ku soo dhaweeyay xubno kamid ah Jaaliyadda, Gudoomiye kuxigeenka ayaa halkaas u tagay in uu la kulmo …

1,279 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Mareykanka Oo Gawaadhi Aaney Xabaddu Karin Soomaaliya Ugu Deeqay

253 total views, 0 views today

253 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

CWXO oo askarta gumaysiga weerar la beegsaday khasaare xoogana gaadhsiiyay

Wararka laga helay gudaha Ogaadeenya gaar ahaan gobolka Qorahay ayaa sheegaua dagaal xoogan oo shalayto ka dhacay duleedka degmada Shilaabo ee gobolka Qotahay, sida uu warku nagu soo gaadhay dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (CWXO) & askarta daalan ee gumaysiga Ethiopia oo kaashanaysa hadhaaga kooxda Hawaarinta. Dagaalka …

2,152 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Ogaysiis ku socda Soomaalida South Africa

Jaaliyada Ogaadeenya ee dalka Koonfur Afrika (JOkA) ayaa qabanaysa shirweynehoodii 15aad, waxaa shirka ka qayb gali kara dhamaan dadka Soomaaliyeed oo ku sharfan. Wixii faahfaahin ah hoos ka dheeho 816 total views, 0 views today

816 total views, 0 views today

Share
Read More