Blog
Warar

Colaada uu gumaysigo ka dhex huriyay Soomaalida Ogaadeenya & Oromda oo sii baahaysa

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeenya ayaa sheegaya in ay dagsslo ka socdaan dhamaan xuduuda u dhaxaysa Ogaadeenya & Oromia, sida ay wararku sheegayaan waxaa socda dagaalka uu gumaysigu kadmbeeyo oo labada shacab ee Soomaalida & Oromada ka dhex aloosan. Sida ay wararku sheegayaan dagaalka labada shacab waxaa loo adeegsanayaa …

892 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q :25aad

Habeenkii la i aqal geeyey waxaa hareeraha iga socday labadii gabdhood ee malxiisadaha ii ahaa ee saaxiibaday ahaa, hooyaday iyo walaalkeey, wuxuu ahaa habeen taariikhi ah si gaarana noloshayda wax wayn uga badalay, waa habeenka aan iska tirtiray ra’yigii ahaa inaan qumayo ahay. Habeenkan waxaa run noqday sida ay hooyaday …

216 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q:24aad

Inkastoo wadada markaan soo maraynay xoogaa nala qashqashaaday hadana si nabad galyo ah ayaan Nairobi ku soo galay, waxaana noogu darnaa buundada gaarisa, si kastaba markaan Nairobi tagnay waxaan ku degnay xaafad ku taala xaafadda soomaalidu ay sida wayn u dagantahay ee Nairobi.   Habeenkii markaan xaafadda ku barinay subaxiiba …

269 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Madaxweynihi Zembabwe Robert Mogabe Oo Is Casilay

Madaxweynihii Zenbabwe Robert Mogabe Oo Ahaa Ninkii Mudada Dheer Ka Soo Talinayey Dalka Zembabwe Ayaa Xilka Laga Tuuray Wuxuuna Ugu Danbeystii Ku Dhawaaqay Inuu Xilka Iska Casilay Asbuuc kahor Ayey Aheyd Markuu Militariga Dalkaasi Si Xirfadeysan Taladii Dalka Ula Warewgay Waxaana Wixii Intaas Ka Danbeysay Socotay Qorshayow Isaga Meesha Lagaga …

416 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Jabhadda ONLF oo Bayaan kasoo saartay Go’aankii Baarlamaanka Somalia ee Maanta.

Bayaan ka soo baxay Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO/ONLF) Oo Ku aaddan G’oaanka ka soo Baxay Golaha Shacabka Soomaaliya. Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya (ONLF) waxay soo dhawaynaysaa go’aankii ka ka soo baxay Golaha shacabka Dawladda FederaalkaSoomaaliya 18 November, 2017 ee ku saabsanaa dhiibista Abdikariim Sh Muuse (Qalbi Dhagax) iyo meeqaamka …

2,476 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Baarlamaanka Somalia: Dhiibista Qalbidhagax waa dhiibista Qaranka oo dhan”.

Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay inay sharcidarro ahayd in Somalia ay Ethiopia u dhiibto Halgame Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka tirsanaa saraakiisha Ururka ONLF, Kadib Warbixin ay Baarlamaanka Horkeeneen Gudigii dhawaan loo saaray Kiiska Mudane Qalbidhagax. Baarlamaanka Somalia ayaa sidoo kale sheegay in Ururka ONLF aysan ahayn Urur Argagixiso …

385 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe oo dusha loo saaray kiiskii C/kariin Qalbi Dhagax

Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa dusha loo saaray mas’uuliyadda dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax oo dhamaadkii bishii August ee sanadkan ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay dowladda Itoobiya. Warbixin ay soo saareen Guddigii loo xil saaray baaritaanka kiiska Qalbi Dhagax ayaa waxaa ku jirtay in Taliska Nabadsugida …

504 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku raacay in ay sharci daro ahayd dhiibista Ckariin Sh Muuse Qalbidhagax.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku raacay in ay sharci daro ahayd dhiibista Ckariin Sh Muuse Qalbidhagax. Nuxurka natiijada warbixin ay soo diyaariyeen Gudi loo xilsaaray Kiiskii Qalbidhagax ayaa noqtay 1. In aan wax sharci ah loo cuskan, wado sharcina loo marin dhiibista Abdikariim Sheikh Muuse Qalbidhagax. 2. In heshiiskii ay Golaha …

1,753 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Daawo Fariin Suugaaneed Cajiib ah oo Xujo ah By Abwaan Abdirahman Said.

Abwaan Abdirahman Said ahna Wariye Caan ah oo katirsan Warbaahinta Qorahay Media ayaa Saaka Soo saaray Fariin Suugaaneed Cajiib Iyo Xujo ah oo dad badan aysan Fahmi karin balse Macno, Miisaan Iyo Xikmad Culus Xamaarsan. Hadaba Halkan Hoose ka daawo Fariin Suugaaneedaasi Xikmadda badan. Qorahay Media 389 total views, no views …

389 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Maxaa Ka Jira In Boqorka Sacuudiga Asbuucan Xil Wareejin Sameyn Doono?

Boqorka wadanka Saudi Arabia Boqor Salman ayaa qorsheynaya inuu todobaadka soo socda talada dalkiisa ku wareejiyo Amiir Maxamed Bin Salman. Jariidada DailyMail ee ka soo baxda Britain oo soo xiganeysa xubno ku dhow qoyska reer Boqor ee dalka Sacuudiga ayaa warkan daabacday. Talaabadan ayaa u muuqata iney tahay mid  awooda …

253 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Qisadii dhul u tura Q :23aad

Maalinkaas farxaddayda waxaad moodaysay in aduunku ii dhamaystiranyahay aad baan uga helayey markaan dheehanayey walaalkeey iyo hooyaday iyo Kaafi oo wada fadhiya kana arinsanaya guurkayga iyo waqtiga uu dhacayo, hooyaday iyo walaalkeey waxay ahaayeen kuwo maalinkaas ii cusub mid walbana markaan fiirinayo il jacayl oo aana hore ugu fiirin jirin …

197 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Xisbiga WADANI oo joojiyey wada shaqayntii ay la lahaayeen guddiga Doorashooyinka

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa sheegay inay joojiyeen wada shaqayntii ay la lahaayeen gudida doorashooyinka Qaranka. Xisbiga WADANI ayaa sheegay inay cabashooyin badan oo ay u gudbiyeen Komishanka Doorashooyinku iska dhago mariyeen ay go’aan sadeen inay joojiyaan wada shaqayntii ay la lahaayeen Komishanka Doorashooyinka. “Doorashadii 13-ka bisha ka dhacday …

1,269 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Robert Mugabe oo xabsi-guri la geliyay

Milatariga ayaa la wareegay awoodda dalka Zimbabwe, balse madaxweyne Robert Mugabe oo wadooda dalkaasi hayay tan iyo 1980 ayaa la sheegay inuu badqabo. Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa sheegay inuu la hadlay Mugabe oo u sheegy in laga dhigay xabsi guri balse uu aad u fiican u yahay. …

1,935 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dib u milicso gabayga Dacwad & Abwaanad Afjano

Abwaanad Roda Ibrahim A. Gurey (Afjano) oo caan ku ah suugaan aad loo jecelyahay si gaar ahna gabayad ku xeel dheer ayaa marxaladaha & gadgadoonak waayaha akla duwan ku cabirta suugaanteeda, Abwaanad Afjano gabayadeeda oo u badan xogwaran, dhaadasho, dhiiri galin, & hanjabaad ay cadowga umada Soomaaliyeed ku karbaashto waxay …

1,300 total views, 0 views today

Share
Read More
Warar

Milatariga Zimbabwe oo la wareegay Telefeshinka Qaranka

Ciidammo ayaa lagu soo warramayaa in ay la wareegeen xarunta guud ee telefishinka qaranka ee Zimbabwe ee magaciisa loo soo gaabiyo ZBC, iyadoo badhtanka lagaga jiro xiisadda sii koraysa ee dalkaasi ka jirta. Israsaasayn culus iyo dhawaqa gantaallo ayaa laga maqlay dhanka waqooyi, inkastoo aysan caddayn waxa ay xaaladdu ku …

224 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Ganacsade siweyn Ethiopia u dhaqaale usiin jiray oo wali Dowlad Sucuudigu u Xidhay

Dowladda Sucuudiga ayaa Xabsiga u taxaabtay Hantile caan ka ah Sucuudiga iyo Bariga dhexeba, Warkan oo ay baahisay wakaalada wararka Sucuudigu Qorahay Media soo turjuntay ayaa cadeynaya in Hawlgal Ciidamada Ammanka Boqortooyadu fuliyeen Magaalada Riyad lagag qabtay Ganacsade Maxamed Xuseen Alcamuudi oo Ku jira maalqabenad ugu sareya ee Sucuudiga, Maalqabeenkan …

2,640 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Qaramada Midoobey Oo Sheegtay In Dowladda Imaaraadku Ay Qalqal Gelinayso Soomaaliya

Warbixin aad u dheer oo kasoo baxday guddiga dabagalka cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya saaran waxaa qeyb ahaan lagu soo hadal qaaday arrinta ku saabsan lug lahaansha ay siyaasadda Soomaaliya ku leeyihiin dawladaha qaar ee caalamka.   Warbixintaan waxaa lagu sheegay in dawlada Imaaraatka ay si weyn u gil gilshay siyaasadda …

1,177 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Raysul-wasaaraha Itoobiya oo Jeediyay Hadal Aan Loogabaranin.

Wararka Qorahay Media ka soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya hadal afka baarkiisa ah oo kasoo yeedhay Raysal Wasaaraha magac uyaalka ah ee xukuumada Wayaanaha Hailemariam Desaleng. Sida xogta aan kuhelayno maqaar-saar Hailemariam oo shir jaraa’id kuqabtay magaalada Addis Ababa ayaa akhriyay waraaq ay kooxda …

3,538 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Dad badan oo shacab ah oo uu gumaysigu Qabridahare lagu xidh xidhay.

Wararka ay Qorahay Media ka helayno Magaaladda Qabridahare ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay dad shacab ah oo laga qab-qabtay magaaladda Qabridahare & agagaarkeeda, dadkan xabsiga loo taxaabay ayaa sida la sheegayo loo gaystay jidh dil & tacadiyo badan kadibna loo taxaabay xabsiga ciidanka Militariga ee magaaladda Qabridahare. Sida eheladda …

413 total views, no views today

Share
Read More
Warar

Khadar & Dhoombe oo Sweden ku dhuumanaya dabagala lagu wado.

Wararka Qorahay Media ka soo gaadhay dalka Sweden ayaa sheegaya in ay si dhumaal ah dalka ku soo galeen Cabdi Khaliif Buraale (Dhoombe) & Khadar Cabdi Ismaciil. Labadan nin oo ah shaqsiyaad dambiyo aad u badan ka gaystay gudaha Ogaadeenya oo dad badan ku laayay dad badana xabsiyada ugu jiraan halka …

2,396 total views, no views today

Share
Read More