Qiimaha Tigidhada diyaarada ee dalka Itoobiya oo si weyn kor ugu kacay.

Warar
Wararka naga soo gaadhay caasimadda gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu sare u kac ku yimid xad dhaaf ah qiimaha Tigidhada diyaaradaha Itoobiya Airways oo kordhay 100% waa qiimaha Tigidhka lagu goosanayo ee gudaha kadib markii ay xanibaad ku timid gaadiidkii u kala bixi jiray guud ahaan caasimada Gumaysiga Itoobiya ee Addis Ababa iyo gobolada kale ee dalka iyada oo maalintii labaad wax baabuur ah oo shaqaynayo uusan jirin.
 
Waxaa kale oo xidhan guud ahaan adeegii dadweeynaha sida hosbitaaladii iyo goobihii waxbarashada iyo suuqyadii ugu waa weeynaa guud ahaanba dalka oo dhan.
 
Dhibaatadan ayaa u muuqato mid uusan ka kici karin Taliska gumeeysiga Wayaanaha ee Tigreega oo lumiyay kalsoonidii ay ku qabeen shacab weeynaha gumeeysiga ku hoos noolaa mudo 27 sano ah maantana si cad uga horyimid gumeeysiga Wayaanaha oo u muuqata cad-ceed casar joogta.
 
Qorahay Media

11,013 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo Kooban.

Mudane Sulub Cabdi Ahmed oo kamid ah Masuuliyiinta Sare ee Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO ahna Xubin kamid ah Gudiga Jabhadda ONLF u qaabilsan Wadahadalada ONLF & Ethiopia ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeediyay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi …

3,295 total views, 0 views today

Share
Warar
Daawo Khudbaddii Drs Cibaado Hirsi Mahad Hogaanka Dhaqaalaha ONLF – Shirkii Nairobi.

Hogaanka Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Marwo Drs Cibaado Xirsi Mahad ayaa shalay Khudbad Kooban U Jeedisay Boqolaal Qof oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi kuwaasi oo kasoo qayb galay Xaflad balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogaadeenya ee Nairobi Madaxda JWXO …

3,452 total views, 0 views today

Share
Warar
Cududa ONLF iyo cidhib go’a Tigrayga

Marka aad aragto cududa shacabka halgamaaga ah ee ogaadeniya, .Marka aad aragto hanka iyo doonista sare ee Masuuliyiinta iyo hubnaha ONLF oo saldhigiisu yahay xoriyad iyo aayo katashi Midnimo iyo wadajir .Marka aad aragto hufnaanta iyo bisaylka madaxda iyo kaadirka Jabhada ONLF Waxaad garwaaqsanaysaa in ay maanta jwxo Joogto heer …

6,535 total views, 0 views today

Share