Roobab laxaad leh oo Ogaadeenya ilaa shalay ka da’ay

Warar

Wararka Qorahay Media gudaha Ogaadeenya uga imaanaya waxay sheegayaan rooban laxaad leh oo inta bada dhulka Ogaadeenya ka da’ay, sida ay wararku sheegayaan waxaa si fiican loogu guyaadsaday gobolada Shabeelle, Doollo, Jarar, Qorahay, Faafan & Nogob.

Dhamaan goboladaas ayaa la sheegayaa inuu roobku si fiican u helay shalay roobkii bilowdayna uu ilaa saaka da’ayay, abaarihii is xigxigay ee gayiga xaalufiyay dad & duunyana sahayday awaa laga sooo duudsaday dadkuna aadbay ugu riyaaqeen raxmaadka uu allaah u shubay wayna ku xamdi naqayaan

Dadka & dalka Ogaadeenya abaarta & xanuunkeeda waxaa u dheer dhibaatooyinka gumaysiga oo wali sidoodii’ shacaka Ogaadeenya waxaa dulsaaran gumaysi manaxaan ah oo si walba ugu taagsaday ilahayna inuu ka dul qaado ayaan ka  baryaynaa.

Qorahay Media

25,382 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,435 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,922 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,542 total views, 0 views today

Share