Saadaashii Qorahay Media Ay Ka Bixisay 2011dii Syria Oo Laga Cabsi Qabo Inay Rumowdo Saacadda Fooda Inagu Soo Hayo

Warar

Saadaasha Iyo Mala Awaalku Marar Badan Ayaa Lagu Cabiraa Dhacdo Soo Wajahan Waxaana Dhacda Mararka Qaarkood Inay Sidii Loo Odorosay Noqoto Iyadoo Aaney Sinaba U Garab Marin

Qormadeennan Maanta Waxeynu Ku Eegi Doonaa Faallo Ay Warbaahinta Qorahay Media Ka Sameysay Xaaladda Syria Xilligii Uu Kacdoonku Ka Billowday Sannaddii 2011

Faalladaas Ayuu Cinwaankeedu Ahaa (Maxey Ruushku U Taageerayaan Bashaar Alassad Mase Noqon Doontaa Syri Meel Ay Quwadaha Adduunku Isku Fara Saaraan)?

Hadaba Todoba Sanadood Kadib Ayey U Muuqtaa Saadaashaasu Inay Ka Dhaboobeyso Syria Iyadoo Laga Cabsi Qabo Inay Ree Galbeedku Weerar Ku Qaadaan Xarumaha Maamulka Bashaar Ee Gudaha Syria Taas Oo La Hubo Inay Tuushku Jawaab Ka Bixin Doonaan Iyadoo Taas Macnaheedu Tahay Dagaal Toos Ah Oo Ka Dhex Bilowday Wadamada Galbeedka Iyo Raaashiya

MD Trump Ayaa Kulamo Kula Jiro Gudigiisa Ammaanka Waranka Sidoo Kalana Waxaa Socda Taleeefoono Ay Is Wrydaarsanayaan Madaxda Wadamada La Filayo Inay Weerarka Fuliyaan Sida UK Farance Iyo Mareykanka

Waxaa Socda Saadaalin Iyo Waliba Digniino Ay Khubaradu Arrintaas Ka Bixinayaan Waxaana Aad U Sii Yaraaneyso Rajada Laga Qabo In Dagaal Caalami Ah Laga Baaqsado Oo Ka Bilowda Saameynta Loolanka Quwada Adduunka Ee Syria Ku Hardamaya

Si Kastaba Ha Ahaatee Waxey Warbaahinta Qorahay Media Wali Isha Ku Heysaa Isbadalada Drgdega Ah Ee Halkaas Ka Imaan Kara Waxeyna Diyaar U Tahay Inay Idinla Wadaagto Haddii Wax Cudub Ka Soo Kordhaan

Wadani Ali Qorahay Media

10,012 total views, 0 views today

Share
Warar
Qasnad Farax waa magaca gabay ay hadda tirisay Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey

Abwaanad Roda Ibarhim C.Gurey (Afjano) ayaa hadda barteeda Facebook soo dhigtay gabay kooban oo qoraal ah kaas oo ay ku cabirtay dareenkeeda ku aadan xabsiga uu ilahay Bashiir Axmed Makhtal ka soo saaray, gabayga oo ay abwaanadu ugu wan qashay Qasnad Farax ah ayay qayb hordhac ah bulshada u soo …

2,415 total views, 0 views today

Share
Warar
TAARIIKHDU WAA DHAXAL

Garaad makhtal daahir rabi naxaristi jano haka waraabiyo wuxuu mudo dheer Jeel ka maanta bashiir kasoo baxay ugu xidhnaa dawlada Ethiopia Waxa kaliya ee Loo haystay waa mabdi iisa gobonimo doon ilahay haw naxariistee makhtal dahir akhirki waa lasoodayay, hadafkiisi gobonimo doon halkii ayuu ka watay ilaa mawdku u yimid …

2,902 total views, 0 views today

Share
Warar
Shacabkii ku bara kacay colaada Ogaadeenya & Oromia laga dhex abuuray oo xaaladooda laga dayrinayo

Warar Qorahay media gudaha Ogaadeenay ka soo gaadhay ayaa sheegaya xaalad halis ah oo ay ku suganyihin dad aad u badan oo kamida haa shacabkii Soomalaida ah ee ku soo baro kacay colaada uu gumaysigu Ethiopia ka dhex huriyay labada sjhacab ee walaalaha aha waa Soomaalida Ogaadeenya & shacabka Oromia, …

8,522 total views, 0 views today

Share